Illaahay naxariistii jano haka Waraabiyii Marxuum Ambasador Yusuf Baribari ayaa hada Laga qaadey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho , Waxaana loo qaadey
Waxaa Garoonka kusagootiyey Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid waxaana Raacay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaalada Dowlada Federaalka oo isugu jira labada Gole.
Marwada Marxuumka Samsam oo saaka ka timid Geneva iyo Xubno ka tirsan Qoyska ayaa iyana kamid ah Dadka Muqdisho ka qaadey Marxuumka.
Puntlandi
Muqdisho