Quantcast
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

bidding a construction project “Construction of School Building in Gosol...

Publication Notice Contract Title: Construction of School Building in Gosol Village/ Mudug/ Puntland Somalia        The [Danish Somalia Unity / Gosol Village council] intends to award a (Construction)...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo khadka Teleefoonka ugu...

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa wuxuu khadka taleefoonka kaga qaybgalay shir sanadeed ay qabsadeen jaaliyadda reer Puntland ee Finland. Shirkaas oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo Dalka kusoo laabtay

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta kasoo laabtay Safarkiisii Masar. Gudoonka Baarlamaanka iyo Masuuliyiin ka tirsan labada Gole ayaa Garoonka Diyaaradaha...

View Article

Tahniyad kusocota Sahal Cumar Faarax iyo Samsam Ibraahim Cabdi oo meherkoodu...

WAXAAN HALKAAN TAHNIYAD MEHER KA DIRAYA DADKA KALA AH ABTI MOHAMUD ADEN MAHAMED IYO CARUURTIISA ABTI JAMA ABDI MOHAMED IYO CARUURTIISA ABTI ILMI ABDI MOHAMED IYO CARUURTIISA ABTI JAMA ADEN MOHAMED IYO...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Cabdi Bare oo la kulmi doona Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee UK iyo...

Xildhibaan CadiBare Yuusuf Jabriil oo Casumaad ka heley Jaaliyada Soomaaliyeed ee Qurbaha qaarkood ayaa laguwadaa inuu soo gaaro Yurub daba yaaqada bushaan Maarso. Xildhibaanka ayaa safarkiisa kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Maanta :Ila qosol ( waar Ingiriisku gumeysi muu aheyne, gob buu ahaa,...

Sawirkaan waxaa la qaadey 1912 Nawaaxiga Burco weeye

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baylootkii sanadkii hore afduubey Ethopian Airline oo la xukumay

Bishii Feebayaayo sanadkii hore Duuliyihii afduubey Diyaaradii isagu uu duulinayaha ka ahaa ayaa maanta maxkamad ku taal Adis ababa ku xukuntey inuu dambiile yahay wuxuuna qarka u saaran yahay ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SRSG Kay encouraged by firm commitment to Somalia’s Vision 2016 timetable

  United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) PRESS RELEASE 10/2015  Mogadishu, 18 March 2015 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG) Nicholas Kay,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Reer Minneapolis “Soo dhaweynta Boqor Burhaan ee Minneapolis”

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Release– Prime Minister Sharmarke meets with Qatar’s Prime Minister in...

PRESS STATEMENT Office of the Prime minister Mogadishu-Somalia Doha, Thursday 19 March 2015 – H.E Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke met with his Qatar counterpart H.E Abdullah Bin Nasser...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking– Ugu yaraan 126 qof ayaa ku geeriyoodey weerar ismiidaamin ah oo ka...

Laba Weerar oo ismiidaamin ah ayaa maanta lagu qaadey laba Masjid oo ay ka socotey Saladii jamcada Magaalada Sanca ee Dalka Yemen, Dhimashada ayaa caga cagaynaysa 126 qof oo uu kamid yahay Iimaan Caan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maandeeq Reciever/Router oo la Casriyeeyey, Kanaalo cusub oo afSoomaali ah +...

Waxaa hada lagusoo kordhiyey Kanaalo Sports ah oo cusub iyo Kanaalada Wadamada Scandinavianka sida Sverige TV1,2, 3 dhowaan waxa alagusoo darayaa Norge TV iyo Dansk TV sida TV2, TV3 iyo 3+ iyo DR ka oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuum  Xaaji Maxamuud Ciise Samatar oo 20 Maarso 2015 ku geeriyoodey...

Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyskii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Alla ha u naxariistee Marxuum  Xaaji Maxamuud Ciise Samatar oo shalay oo jamce ah 20 maarso ku geeriyoodey Magaalada...

View Article


Daawo Duliga dahsoon, Cabdi Yuusuf ibraahim (Shuuke) iyo gurigiisa Mudisho

Boqolaal kun oo Soomaali ah ayaa Guryohooda siyaabo kala duwan loogu heystaa Magaalada Muqdisho, Cabdi Yuusuf ibraahim (Shuuke) oo aad Video-gaan ku daawan doontaan ayaa kamid ah Dadka hantidooda sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta la kulmay Ururka Naafada

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliyeed Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta wuxuu kulan la qaatay Ururka Naafada,Waakan Afhayeenka Madaxtooyada Daud Aweis oo ka warbixinaya kulankaas. Hoos ka...

View Article


Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlada Fedaraalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta wuxuu gaaray Magaala Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud halkasoo uu kusop indha indheynayo Shirka dibu heshiisiinta Gobolada dhexe....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarad ay saaraayeen ku dhowaad 144 qof oo ku burburtay Koonfjurta Faransiiska

Diyaarada ay leedahay Shirkada Germany wings oo ah nooca Airbus A320 ayaa maanta ku dhacday koonfurta Dalka Faransiiska waxaana saarnaa dad gaaraya 144 qof oo ay ku jiraan labadii duuliye iyo afar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Video) Dhalinyarada Wax ku bartay Denmark oo sameeyey Ururka...

Dalka Denmark waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen Urur ay sameeyeen Dhalinyaro aqoonyahano ah kasoo la yiraahdo Ururka Caafimaadka Puntland (Punland Health Organization (PHO)), kulanka ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ILA QOSOL — Somalia govt condemns Sweden govt’s interference in Saudi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Soomaalida UK “Xaflada soo dhaweynta Xildhibaan Cabdi Bare...

Waxaa lagu wargalinayaa Umada Soomaaliyeed ee UK gaar ahaan Reer London inuu imaanayo Xildhibaan Cabdi Bare Yusuf lagunasoo dhaweynayo Xaflad uu Jaaliyada uga xogwarami doono Xaalada Soomaaliya....

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live