Bishaaro Bishaaro Shirkada Maandeeq waxay idiin heysaa Router ama Reciever...
Shirkada Maandeeq waxay dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu bishaaraynaysaa in la sameeyey Reciever/Router cusub oo aad ka daawan karto Dhamaan Kanaalada Soomaaliga saxan la’aan, Router-ka wuxuu kaaga...
View ArticleFadeexad– Kooxdii Federaaldiidka Xasan Sheikh oo beri shir ku qabsanaya...
Kooxda Federaaldiidka Xasan Sheikh iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo aan ka wada dharagsanahay shaqsiga uu yahay ayaa beri Hotel New Rays ee Magaalada Garowe waxay ku qabanayaan Shir federaalka looga hadlayo....
View Articlehalkan ka akhri ajandaha yaq-yaqsiga ah ee shirka kooxda Federaal diidku...
Waxaa ayaan daro ah in maanta uu Garowe ka furmo shir loogu yeerey kulan Cilmi baaris ah oo ay soo qaban qaabiyeen kooxda Federaal diidka ee huwan magaca Hay’ada loogu yeero Heritage oo uu hogaansho...
View ArticleDhagayso waraysi :- Madaxa hayada Federaal diidka oo ku wareersan inuu jawaab...
Shirkaan ka digney inuu Garoowe ku qabsadaan kooxda federaal diidka ayaa sidey Qorsheysteen u dhacay, Shirkaas ajandihiisu wuxuu ahaa Federaal Ma u baahanahay ?!!!! Halkaan riix si aad u dhagaysato...
View ArticleTacsi– Xaaji Salaad Cali Odey oo Bosaso ku geeriyoodey maanta 19 Sep.2014
Alle naxariistii jano haka waraabiyee waxaa maanta 19.11.2014 Bosaso ku ku geeriyoodey Salaad Cali Odey, Xaajiga ayaa ka mid ahaa waxgaradka aad looga yaqaan Magaalada Bosaso kana mid ahaa ruug...
View ArticleWar-saxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Oslo kula kulmay Ra’iisul...
Jimco, 19 September 2014 …… Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Warfaafinta , Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo xubno kale oo...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo wali ku sugan Norway...
Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudabe Cabdiwali Sheikh Axmed iyo Wafdiga uu hogaaminayo oo wali Arrimo shaqo u jooga Dalka Norway ayaa Galabta wuxuu la kulmayaa Jaaliyada Soomaaliyeed...
View ArticleWar Deg Deg ah– Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh oo dhowaan isku shaandeyn ku...
Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan qaadi doona talaabo uu xilka uga qaadayo qaar ka mid ah golihiisa Wasiirada. Wasiirada Xilka laga qaadayo ayaan wali la shaacin magacooda...
View ArticlePhoto News– Daawo Soo dhaweyntii Jaaliyada soomaaliyeed ee Norway u sameeyeen...
Shalay Galab 20.09.2014 ayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee MAgaalada Oslo waxay soo dhaweyn diiran u sameeyeen Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed iyo Wafdigii la...
View ArticleDhagayso Cabdi Qaybdiid “Puntland baa ii diidey inaan Baraxley tago ee Beesha...
Hor joogaha Xaafada Baraxley Cabdi Qaybdiid oo Dowlada Pubtland ay ilaa amardambe ka manuucdey inuu kasoo dago Gaalkacyo ayaa waraysi uu galabta siiyey BBC laanta afsoomaaliga wuxuu ka been sheegey...
View ArticleAgaasimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka oo shir uga qayb galaya Adis ababa
Agaasimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka Soomaaliyeed ee Dowlada Puntland Mudane Cabdirsaaq Maxmed Dirir (Ducaysane) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaarey Adis ababa. Mudane Duceysane oo ay...
View ArticleFaahfaahin :- Cabdi Qaybdiid waa Fidno wade , mise wuxuu u xiisey dhigii...
Cabdi Qaybdiid Cawaale ayaa shaley galab waraysi uu siiyey BBC laanta afsomaliga wuxuu sheegey in Dolwda Puntland ka hor istaagtey inuu kasoo dago Gobolka Mudug, isagoo hadalka raaciyey, inuu la hadley...
View ArticleWar Deg Deg ah — Alla ha u naxariistee Cabdirshiid Bulxan Cismaan Boqor oo...
Waxaa Caawa fiidkii Magaalada Garowe lagu diley Cabdirshiid Bulxan Boqor Cismaan Boqor oo ka tirsanaa Hay’ada Wadooyimka Puntland isla markaasna ahaa Qurbo joog reer London ah. Hotel Towfiiq...
View ArticleMagacyada Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Burcad Badeednimo loogu xirey Dalka Iran
32 dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo lagu eedeeyey Burcad Badeednimo ayaa dalka Iran ku xiran kuwasoo lagu xukumay 4 ilaa 15 sano, waxaa sidaas Warsidaha Puntlandi u xaqiijniyay Agaasimaha Ladagaalanka...
View ArticleShir gaaban Oo dhaqaale loogu raadinayo Amisom oo Soomaaliya loogu qabtey...
Kulanka Golaha Qaramada Midoobey ee shalay ka furmay Xarunta Qaramada Midoobey ee New York ayaa ku bilowdey khudbado ay jeediyeen hogaaniyayaasha Wadamada qaarkood, Madaxweyne Barack Obama oo khudbad...
View ArticleThe Secretary-General – REMARKS AT HIGH-LEVEL MEETING ON SOMALIA
The Secretary-General – REMARKS AT HIGH-LEVEL MEETING ON SOMALIA New York, 24 September 2014 Thank you for your commitment to Somalia, and thank you for your participation discussing the situation...
View ArticlePolitics will save Somalia, by Nicholas Kay, Special Representative of the UN...
Sitting in Mogadishu, it’s easy to think the world needs to learn from Somalia. As human suffering escalates in Ukraine, Syria, Iraq, Gaza, Libya, South Sudan and the Central African Republic, Somalia...
View ArticleDagaal goos goos ah oo ka socda Koonfurta Gaalkacyo
Ciidanka Puntland ayaa heegan lagaliyey kadib markii laba maleeshiyo oo kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo ay ku dagaalameed Xaafada Baraxley. Dagaalka ayaa ku salaysan arimo Burcad Badeednimo kadib...
View ArticleFaahfaahin— Xaalada Koonfurta Gaalkacyo oo degan ka dib maleeshiyo isku dhex...
Kadib markii ay maanta maleeshiyo Burcad badeed ah ay isku dagaaleen gudaha Xaafada Baraxlay ayaa hada jawiga Xaafadu degan yahay. Shan Qof oo mid rayid yahay afarna Burcad badeed yihiin ayaa ku...
View ArticleBREAKING NEWS— Shir deg deg ah oo ku saabsan Gaalkacyo oo Golaha wasiirada...
Waxaa Madaxtooyada Puntland ka socda shir aan caadi ahayn oo Golaha Wasiiradu ka yeelanayaan Xaalada Gobolka Mudug. Shirka ayaa waxaa shir Gudoominaya Madaxweynaha Puntland Mudane Gaas. Wasiirka...
View Article