War Deg Deg ah — Madaxweyne Xasan Sheikh oo Golaha Wasiirada dib ugu celiyey...
Muqdisho 8 Sep.2014–Pi–Warar rasmi ah oo hada soo gaarey Puntlandi ayaa sheegey in Madaxweyne Xasan Sheikh uu Golaha wasiirada dib ugu ceshey Warqadii xilka looga qaadey Taliyihaha Nabadsugida...
View ArticleUN Representative to Somalia visits Baidoa to support state formation process
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 42/2014 Baidoa, 8 September 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia,...
View ArticleKulan lagu cambaareeynayay falkii foosha xumaa ee loo geystay oorida/xaaska...
Magaalada Helsinki ee Dalka Finland aya lagu qabtey kulan lagu cambaaraynayay falkii Magaalada Muqdisho loogu geeystey Faadumo Maxamed Aadan (Calbeto) oo ah marwada Jen. Maxamed Abshir Muuse (Haamaan)...
View ArticleMudaharaad loogasoo horjeedo Siyaasada iyo Musuqmaasuqa Dhaqaalaha Soomaaliya...
Mudaharaad shalay 8 Sep.2014 ka dhacay xarunta Midowga Yurub ee Brussels ayaa lagu muujinayay Musuqmaasuqa ay wadaan Kooxda Villa Soomaaliya kuwasoo lunsadey Malaayiin Dollar oo loogu talagalay...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Booliska Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay...
Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlada Federaalka Soomaaliya, S/guuto Maxamed Sh. Xasan Ismaaciil, ayaa tilmaamay ciidamada Booliska guulo waaweyn in ay ka gaareen sugidda amniga magaalada Muqdisho,...
View ArticleFadeexad– Nin Turkish ah Oo Wata Somali Diplomatic Passport Daroogadana ka...
Dowladda Bulgaria ayaa gacanta ku dhigtay bishan September 01, nin ka ganacsada Daroogada, una dhashay dalka Turkiga, kaasoo watay Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah iyo warqad magacaabid ah oo...
View ArticleAkhriso cadeymo cida ka dambeysey isku daygii dil ee loo geystey Marwada...
Bishii hore ee Ogosto dhamaadkeedii ayay ahayd markii Marwada Jeneraal Maxamed Abshir Hamaan uu soo gaarey dhaawac culus oo uu geystey nin Xoog ku heystey guri ay Marwadu lahayd oo ay u dacwooneysey....
View ArticleBayaan ku socda Shacabka Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud
Bayaan ka socda Jaaliyaddaha Gobolada Dhexe ee Somaliya, gaar ahaan Goboladda Galgaduud iyo Hiiraan shacabka u nasab sheegta, shir ay ku qabteen Waqooyiga London taariikhdu markii ay ahayd 08/09/2014,...
View ArticleXildhibaan Jurile oo wadatashi ugu yimid Dowlada Puntland
(Pi Boosaaso) Xildhibaan Cabdirsaaq Cusmaan Jurille oo kamid ah xildhibaanada barlamaanka dowladda federalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Puntland ayaa soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka...
View ArticleRaysal wasaare Cabdiwali oo London kusoo wajahan
Raysal wasaaraha xukuumada Federaalka Cabdiwali Sheikh ayaa booqasho ku aadi doona todobaadka soo socda Magaalada London ee cariga Ingiriiska. Safarka raysal wasaaraha oo aan ahayn mid rasmi ah ayaa...
View ArticleShaping Somalia’s Post-Transitional Structures
Recent airstrikes successfully targeting al Shabaab’s leaders as well as a military offensive against the insurgent group have boosted Somalia’s security outlook. The country continues along a path...
View ArticleTacsi– Marxuun Janaraal Maxamed Xuseen Dauud
Jaaliyada beesha Yuusuf Daarood ee Magaalada San diego gobolka California waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eek u timid Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud. Waxan si gaar...
View ArticleShirkii Kismaayo oo sidii loogu talagalay u furmaya iyo Xasan Sheikh oo...
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Kismaayo u duulay waxaana Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweyn doona Dhigiisa Mudane Axmed Madoobe. Waxaana lagu wadaa inuu shirkii dib u heshiisiinta Jubaland uu...
View ArticleShirkii Kismaayo oo Furmay iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo daadihinaya
Shirwaynaha dib u heshiisiinta ee Dowlada Jubaland ayaa goor dhawayd ka furmay Xaruntii Ceymiska ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa subaxnimadii saaka wuxuu...
View ArticleDaawo Raysal Wasaare Cabdiwali Sheikh oo London lagusoo dhaweeyey
Raysal wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu akamid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga iyo kan Warfaafinta ayaa soo gaarey London waxaana halkaas kusoo dhaweeyey xubno ka...
View ArticleJawaari macne darada, mar-marsiiyo xumaduu ayuu kaga daray.( Fiiri cadeymahan )
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka waxaa lagasoo wariyey shalay 15.11.2014 inuu yiri Cajilada lasoo bandhigay waxaa la duubey sanadkii hore bishii Septembar 2013 anigoo markaa beeshayda guubaabinaaya...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer WASHINGTON, DC, MARYLAND AND VIRGINIA
WASHINGTON, DC, MARYLAND AND VIRGINIA TOGETHER SHAPING OUR FUTURE Please join Mohamed Abdirizak for a briefing on the current situation in Somalia and a discussion on how you can participate in...
View ArticleXildhibaanka cusub ee Soomaalida usoo Galay Baarlamaanka Sweden oo u mahad...
Soomaalida Sweden waxay guul Siyaasadeed ka gaareen Doorashadii Sweden ka dib markii Soyaasiga reer Sweden ee Asal ahaan Soomaaliga ah C/risaq Maxamed xuseen dheere uu cod badan kusoo Galay...
View Article