Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Agaasimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka oo shir uga qayb galaya Adis ababa

$
0
0

ducaysane
Agaasimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka Soomaaliyeed ee Dowlada Puntland Mudane Cabdirsaaq Maxmed Dirir (Ducaysane) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaarey Adis ababa.

Mudane Duceysane oo ay weheliyaan Sharci-yaqaano ayaa, haddii Alle idmo, mudada ay joogaan Addis-Ababa, 23-25 September 2014, waxay ka qaybgali doonaan kulan uu Ururka Badaha Aduunku soo qaban-qaabiyey loogana hadli doono Diyaarinta Sharciga Ciidanka Ilaalada Badaha ee Somaliya.  


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles