Kadib markii ay maanta maleeshiyo Burcad badeed ah ay isku dagaaleen gudaha Xaafada Baraxlay ayaa hada jawiga Xaafadu degan yahay.
Shan Qof oo mid rayid yahay afarna Burcad badeed yihiin ayaa ku dhintey dagaalka.
Dagaalka ayaa ka bilowdey kadib markii muran dhaqaale uu dhexmaray koox burcad badeed ah oo isku fahmi waayay qaybsiga lacag madadax furasho ay usoo qaateen.
Xaalada ayaa iminka degan iyadoo Puntlan ay iyana Ciidan keeneen meel u dhow Xaafada Baraxley si ay u xakameeyaan dagaalkaas inuusan soo gaarin dhinaca Puntland.
Puntlandi
Gaalkacyo