Nasashada Jimcada ee Puntlandi.com — Photo News Garowe City
Nasashada Jimcada ee Puntlandi waxaa maanta kusoo qaadanaynaa muuqaal sawiro ah oo ah Caasimada Puntland ee Garowe ee daawasho wacan.. Sawiradaan hoose waa Barxada labaad(Round aboutka labaad) ee...
View ArticlePRESS RELEASE Extraordinary Meeting of the Council of Puntland Ministers,...
The Government of Puntland State of Somalia Ministry of Information, Telecommunication, Culture and Heritage September 26, 2014 Downlod pdf-PRESS RELEASE Extraordinary Meeting of the Council of...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey Gaalkacyo iyo Ciidanka Puntland oo heegan ku jira...
Kadib markii uu Cabdi Qaybdiid sheegey inuu falal Argagixiso ka fulin doono Gaalkacyo ayaa Ciidanka amaanka Puntland waxay adkeeyeen amaanka Gobolka. Qaubdiid wuxuu shalay ku guudiyey in uu...
View ArticleGaroonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo aan dhag u jalaqsiin Dagaal ooge...
Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf International ayaa shaqadiisu u socotaa si habsami ah, dhamaan duulimaadyadii loogu talagalay maanta iney yimaadaan way soo degeen. Sawirkaan kore waa saaka iyo...
View ArticleWar Deg Deg ah ..Xog Muhiim ah — Shaxda lagasoo maloogey Villa Soomaaliya ee...
Sida ay llo lagu kalsoon yahay noo Xaqiijiyeen Arimaha uu wado Cabdi Qaybdiid ayaa ah kaarto lagasoo maloogey Villa Soomaaliya, Qorshaha ayaa ah sidaan KU QABSO KU QADI MAYSIDE. Arinta la wado ma ahan...
View ArticleWar Deg Deg ah — Xaafada Baraxley oo looga Qaxay Dagaal ooge Cabdi Qaybdiid
Wararka aan ka heleyno Xaafada Baraxley ayaa sheegaya in Xaafada laga Qaxayay labadii maalmood ee lasoo dhaafey iyadoo shacabka Xaafadu ay hoosta ka xariiqeen iney ka Qaxayaan Horjooge Cabdi Qaybdiid...
View ArticleWar Deg Deg ah– Puntland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo wadahadal uga...
bishaan Septembar dhamaadkeeda ayaa lagu wadaa in Magaalada Garowe uu ka bilowdo wadahadal dhexmara Dowlada Federaalka iyo Dowlada Puntland, wadahadaladaas oo ay hogaamin doonaan Madaxweynaha Dowlada...
View ArticleXog cusub “Villa Soomaaliya oo u ololaynaysa in Cabdi Qaybdiid tago Garowe oo...
Dagaal ooge Cabdi Qaybdiid oo shidaalka uu ku hadlayo looga soo shubay Villa Soomaaliya ayaa markii uu ku hungoobey isku deygii handaada xambaarsanaa ayaa iminka ku war celiyey Qolyihii markii hore...
View ArticleDowlada Puntland oo Wakiil usoo magacaabatay Dalka Finland
Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa Eng. Cabdirsaaq Muuse Cali Ilweyn loogu magacaabey Wakiilka Dowlada Puntland u fadhiya Dalka Finland iyadoo fadhigiisu noqon doona Magaalada...
View ArticleBeenin Warar been abuur ah oo Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo ku saabsan
Wararka sheegaya in Amisom imaanayaan Garoonka Cabdullahi Yuusuf International ayaa ah been abuur qaawan oo ay Saxaafadda soo gasheen Kooxo ujeedooyin kale leh. Wararkaan ayaa ah mid ay isla dhex...
View ArticleOil dispute could inflame a new conflict in fragmented Somalia.
MELBOURNE, Australia — On September 30, the US military confirmedthat it killed Ahmed Godane in an airstrike south of Mogadishu. The Pentagon called it a “major symbolic and operational loss to Al...
View ArticleJaaliyadda Puntland ee Finland oo soo dhoweysay Wakiilka ay dawladda Puntland...
Annagoo ah Jaaliyadda Puntland ee wadanka Finland waxaan soo dhoweynaynaa kuna faraxsannahay wakiilka ay dawladda Puntland u soo magacowday wadankan Finland mudane Eng. C/risaaq Muuse Cali (ilweyn)....
View ArticleBreaking News– Puntland ‘retakes’ Galgala mountains from al-Shabab
Troops in Somalia have retaken the Galgala mountains from al-Shabab Islamist militants, Puntland administration told the BBC world. The fighters had been holding the northern mountains for several...
View ArticleAmisom oo Al-Shabaab kala wareegey Degmada Cadale ee Shabeĺaha dhexe
Ciidamada Amisom ayaa gacanta ku dhigey Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe iyadoon wax dagaal ah ka dhicin. Al-shabaab ayaa magaalada baneeyey kadib markii Xoogaga AMISOM ay usoo ruqaansadeen...
View ArticleRaysal Wasaaraha oo Xafiiskiisa ku qaabiley Ergayga QM u qaabilsan Dhalinyarada
Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley Ahmed Alhendawi oo ah Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Dhalinyarada. Labada masuul ayaa...
View ArticleSawirka maant Ciidanka Puntland oo Buuraha Galagala ka sifeeyey Al-shabaab
Ciidanka Difaaca Puntland waxay howlgal xoogan saaka kula wareegeen saldhigyadii ay Al-shabaab ku lahaayeen Buuraha Galgala, Al-shabaabkii halkaas joogeyna wax la laayey iyo wax lasoo qabtey ayay...
View ArticleFaahfaahin kooban — Ciidanka Difaaca Puntland oo maanta saxaafada usoo...
Ciidamada Difaaca Puntland oo shalay la wareegey Saldhigyadii Shabaab ku lahaayeen Buuraha Galgala ayaa galabta soo bandhigaya khasaaraha loo geystey Al-shabaab. Ciidanka Daraawiishta oo ay...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Minneapolis ” DDSI NIGHT & Xidigaha North America”
Jaaliyada DDSI ee Gobolka Minnesota oo kamidaysan, Habeeenkii loogu magac daray DDSI NIGHT & Xidigaha North America, Xafladan oo Aha xafladii abid noocanoo kale loosoo agaasimay, laguna Marti...
View Article