Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dagaal goos goos ah oo ka socda Koonfurta Gaalkacyo

$
0
0

Ciidanka Puntland ayaa heegan lagaliyey kadib markii laba maleeshiyo oo kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo ay ku dagaalameed Xaafada Baraxley.

Dagaalka ayaa ku salaysan arimo Burcad Badeednimo kadib markiu Maleeshiyadu ay isku fahmi waayeen qaybsiga lacag ay dhowaan Madax furasho uga qaateen Wariye Jarmal ah oo mudo ay Afduub u haysteen kadibna ay sii daayeen kadib markii la baxshey aduun dhan 1.5 milyan dollar.

Ciidanka amaanka Puntland ee ku Sugan meel u dhow Baraxley ayaa heegan la galiyey si ay uga hprtagaan in labada meleeshiyo ay gudaha usoo galaan dhanka Puntland hadii mid laga itaal roonaado tasoo dhib khasaare u geysan karta dadka Shacabka.

Dagaalka ka dhacey Baraxley ayaa lagusoo waramayaa iney ku dhinteen dad rayid ah.

Faahfaahinta gpordhow naga filo
Puntlandi.com
GAALKACYO


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles