$ 0 0 Shalay Galab 20.09.2014 ayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee MAgaalada Oslo waxay soo dhaweyn diiran u sameeyeen Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed iyo Wafdigii la socdey