Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Xaaji Salaad Cali Odey oo Bosaso ku geeriyoodey maanta 19 Sep.2014

$
0
0

Alle naxariistii jano haka waraabiyee waxaa maanta 19.11.2014 Bosaso ku tacsi ku geeriyoodey Salaad Cali Odey, Xaajiga ayaa ka mid ahaa waxgaradka aad looga yaqaan Magaalada Bosaso kana mid ahaa ruug cadaayada Reer Bari.

Waxaa tacsi loo dirayaa Qoyskii, Eheladii iyo Asxaabtii marxuumka isagana waxaan illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.

AAAAmiiiiiiNnn Aaaamiiiiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles