Maxaa ka jira, Maxayse Dowlada Puntland ka ogtahay dhuumaalaysiga Cali...
Warar aad laysula dhex marayo ayaa sheegaya in xildhibaan Cali Khaliif uu booqasho aan la shaacin oo qarsoodi ah uu ku joogo deegano ka mid Puntland. Ma cada ilaa hadda qasdiga iyo ujeedooyinka safarka...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Holland oo deeq lacageed gaarsiiyey Isbitaalka Gaalkacyo
Jaaliyadda reer Puntlande ee ka soo jeeda degaanka Mudug ee deggan dalka Holland ayaa Cisbitalka Gaalkacyo si degdeg ah ugu deeqday Lacag. Deeqdan lacageed ayaa la diray 20/07/14, markii Agaasimaha...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Finland (PDF-Finland)”Xaflada xuska...
OGAYSIIS !!! Annagoo ku hadlayna magaca jaaliyadda Puntland ee Finland, waxaa sharaf noo ah inaan idinku casunno dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar-ahaan shacabweynaha reer Puntland ee ku nool...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyey Geerida Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas isagoo ku hadlaya Magaciisa, KAn shacabka Puntland iyo guud ahaan Magaca shacabka Soomaaliyeed ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy Tacsi...
View ArticleUN Special Representative for Somalia condemns assassination of female...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release: PRESS STATEMENT 33/2014 UN Special Representative for Somalia condemns assassination of female parliamentarian Mogadishu, 23...
View ArticleWar Deg Deg ah — Madaxweyne Gaas oo dalbay in Marxuumad Saado Cali si Deg Deg...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Dalbadey in Meydka Marxuumad Saado Cali la keeno Puntland laganasoo qaado meesha lagu diley. Warar hoose oo Howlwadeenada Puntlandi...
View ArticleWar Deg Deg ah iyo Faahfaahin–Xildhibaan Saado Cali waxaa loo diley dhul ay...
Warar rasmi ah ayaa warbaahinta Puntlandi ay ka heleen dad aad ugu dhowaa Alla naxariistii haka waraabiyee Marxuumad Saado Cali Warsame iyo sababaha loo diley. Maalmahaan waxaa socdey dacwada Dhul ay...
View ArticleGabdhaha Jaaliyada Puntland oo ka tacsiyeynaya geeridii Marxuumad Saado Cali...
Gabdhaha Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aarhus ayaa Tacsi u diraya Caruurtii marxuumada, Qoyska Reer Cali Warsame iyo guud ahaan Qoyska Reer Warsame geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuumad Saado...
View ArticleJaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ee Denmark oo Dowlada Puntland ka dalbadey...
Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark Cabdisalaan Cali Askar oo Puntlandi la hadlay ayaa yiri “Jaaliyadu waxay Dowlada Puntland ugu baaqeen baaritaan deg deg ah ay ku sameeyaan isla markaasna in...
View ArticleJubaland’s Press statement on The death of Sado Ali Warsame
On 23rd July, 2014, the Interim Jubba Administration (IJA) received the devastating news that MP Sado Ali Warsame, legendary musician, patriotic leader, Parliamentarian, celebrated performer and Somali...
View ArticleMagaalada Oslo oo Boolis hubeysan Meelwalba la shigey ka dib weeraro lala...
Oslo–25 Luuliyo 2014–Pi–Maalmahaan waxaa Saldhigyada Bileyska Oslo iyo Hay’ada Sirdoonka soo buux dhaafshey macluumaad sheegaya in ay jiraan kooxo weerer Argagixiso la damacsan Magaalada Oslo laakiin...
View ArticleOgaysiis ku socda Ganacsatada Daawooyinka Soomaaliyeed “Daawo Jimlo ah oo ah...
Dr Cusmaan waa Dhakhtar Soomaaliyeed oo kamid ah Dhakhaatiirta ugu caansan Wadanka Jarmalka aadkana loo tixgaliyo shaqdiisa,Jarmalka wuxuu ku noolyahay 40 sano, Wuxuu kamid yahay Dhakhaatiirta Jarmalka...
View ArticleDhagayso Fadeexad :- Garaad Jaamac G. Cali oo u gafay Garaad Saleebaan iyo...
Ka dib markii uu shalay Garowe soo gaaray Garaad Sulaymaan Garaad Maxamed ayaa waxay idaacada VOA waraysatay Garaad Jaamac Garaad Cali kasoo aflagaado wayn u geystey Garaadka iyo Puntlandba, Garaad...
View ArticleBreaking News — Bishii oo laga arkey Puntland “Ciid Wanaagsan”
Sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Wasaarada Cadaalada Puntland waxaa bishii laga arkey deegaano dhowra oo ku yaal Xeebaha Puntland. Sida aan warar hoose ku helneyna Madaxweynaha Puntland Dr....
View ArticleUN Special Representative for Somalia on the occasion of Eid-ul-Fitr
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release: PRESS STATEMENT 34/2014 Mogadishu, 28 July 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG),...
View ArticleErgeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo hadal ka soo...
WARSAXAAFADEED 34/2014 Muqdisho, 28 July 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa salaam iyo bogaadin kal iyo laab ah u diray...
View ArticleBAhda Puntlandi oo akhristayaasha leh Ciid mubaarak
Dhamaan howlwadeenada Puntlandi waxay salaamaha ciida hawada usoo marinyaan dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran Warbaahinta Puntlandi.com, Ciid mubaarak dhamaantiin, waxaan idiin...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Aarhus Denmark “Xaflada dhalashada Puntlnd ee 1 Ogoosto”
Jaaliyada Puntland ee Denmark waxay ku wargalinayaan Jaaliyadaha mataanaha ee Puntland/Jubaland ee Denmark in Magaalada Aarhus ay ka dhici doonto Xaflada Sanadguurada 16aad ee dhalashada ama aasaaskii...
View Article