Jaaliyaaha Puntland iyo Jubaland ee Birmingham oo soo dhaweeyey Wasiirka...
Kulankaan oo ahaa afur wadareed ay soo diyaariyeen Jaaliyaddaha Puntland iyo Jubaland ee wadanka UK, gaar ahaan caasimada Labaad ee Birmingham laguna soo dhawaynayey Wasiirka Wasaaradada Duulista...
View ArticleObama welcoming new Somali Ambasador Omar AA. Sharmaake
President Obama and his team will spend Monday promoting road and bridge projects, and welcoming new foreign ambassadors to the United States. “” style=”border: 0px; vertical-align: bottom;”> The...
View ArticlePress Statement:- U.S. Welcomes Somali Ambassador to the United States, Omar...
Press Statement Jen Psaki Department Spokesperson Washington, DC July 14, 2014 We are pleased to announce the arrival of Ambassador Omar Abdirashi Ali Sharmarke, the first Somali Ambassador to the...
View ArticleDaawo sawirada Madaxweynaha Maraykanka oo Waraaqi aqoonsiga ka gudoomay...
Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona Dalka Maraykanka Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama si u godoonsiiyo Waraaqaha Safiirnimada. Obama...
View ArticleDhagayso Buraanbur ay Xaliimo Aaden oo ku nool Durduri Gobolka sanaag ay ka...
Xaliimo Aaden oo ku nool Magaalada Durduri ee Gobolka Sanaag ayaa Buraanburkeeda waxay uga hadleysaa dhirta loo xaalufinayo in dhuxul laga dhigo, taasoo dhibaato xoogan ku ah Deegaanka, iyadoo dib u...
View ArticleSomali Prime Minister calls for immediate ceasefire in Hiiraan province
Mogadishu, Tuesday 15 July 2014 – On behalf of the Federal Government of Somalia, the Prime Minister His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed today expressed deep sadness over the clan clashes that have...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda...
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh axmed ayaa Raysal wasaaruhu ku cambaareeyey Dagaal beleed ka qarxey Gobolka Hiiraan, Warsaxaafadeedka...
View ArticleAgaasimaha Madaxtooyada Puntland oo ay Jaaliyada London Afur ugu sameynayaan...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Deeq Suleymaan Yuusuf oo ku sugan London ayaa la kulmi doona qaar ka mid ahMasuuliyiinta Jaaliyada Puntland ee UK, kulankaasoo Afur ah wuxuu ka dhici doona...
View ArticleAkhriso Magacyada, Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh oo sameeyey Gudiga Maamul...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa xalay ku dhawaaqay gudiga farsmo ee maamul u samaynta koonfur galbeed Soomaaliya, Wareegto ka soo baxdey Xafiiska...
View ArticleWar Deg Deg ah — Diyaarad Rakaab oo Boeing 777 ah sideyna 297 Qof ayna...
Warsaxaafadeed kooban oo ay soo saartey Malasiya Airline ayaa lagu sheegey in maanta lawayay Diyaarad rakaab oo Boeing 777 ay ayna shirkadu leedahay waxaana saarnaa 297 qof. Saacado ka dib waxaa la...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo hada heley Casumaadii Shirka dhexmari doona Afrika...
Bisha soo socota ee Ogosto bilowgeeda waxaa Washington DC lagu casumay ku dhowaad 50 hogaamiye oo afrikaan ah kuwasoo la kulmi doona Madaxweynaha Maraykanka, kulankaan ayaa loogu yeerey The United...
View ArticleDhamaan Dadkii saaraa Diyaaradii MH17 waa la heley meydkoodii waxayna kala...
Dhamaan 298 dii qof ee ku nafwaayey Diyaaradii Malaysiya Airline ee lagusoo ridey Ukrain ayaa la aqoonsadey. Soomaali kuma jirin rakaabkaas ku haligmey Flight MH17 kuwasoo ka kala yimid Sagaal wadan...
View ArticleTacsi Garaad Cabdullahi Garaad Soofe oo maanta Buuhoodle ku geeriyoodey
Alla ha naxariistee waxaa maanta Buuhoodle ku geeriyoodey Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe, Waxaa geeridi Marxuumka lagu wargelinayaa Ehelka iyo qaraabada. Allanaxariistii jano haka Waraabsho Garaad...
View ArticleTACSI Marxuumad Caasha Xuseen Maxamuud (Caasha Aabi) oo xalay ay taariikhdu...
Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo, Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reer Xuseen Samatar Kaliil (Xuseen Turub), oo ku kala nool: Mareykanka,...
View ArticleDaawo Gudiga Buundada midigar oo kaalmo ka dalbadey Qurba joogta ku...
Waxaa xaqiiq ah in kumayaal Dollar ay Jaaliyadaha Reer Puntland ee Dibada ay ku kharash gareeyaan qabashada Xaflado iyo soo dhaweyn loo sameynayo shaqsiyaad gaara, dhaqaalahaasoo hadii Dalkii lagu...
View ArticleHolland: Siyaasiyiin iyo Wax-garad ka tacsiyeeyay geerida AUN Garaad...
Wax-garad, Odayaal, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano kasoo jeeda deegaanada Puntland, ee ku dhaqan dalka Netherlands, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid allaha u naxriistee, AUN Garaad Cabdilaahi Garaad...
View ArticleBishaaro Bishaaro Dawooyin Casri ah oo laga keeney USA ayaa diyaar kuugu ah...
Waxaa loogu bishaareynayaa dhamaan ummada Somaliyeed gaar ahaan Reer Puntland in Shirkad layiraahda Karibu-medexport oo xarunteedu tahay cariga Mareykanka ay Dawooyin tayo wanaagsan ay dalka geeyaan,...
View ArticleMa dooneysaa inaad iskusoo daweeyso Jarmalka, Rugta Caafimaadka Dr. Cusmaan,...
Dr Cusmaan waa Dhakhtar Soomaaliyeed oo kamid ah Dhakhaatiirta ugu caansan Wadanka Jarmalka aadkana loo tixgaliyo shaqdiisa,Jarmalka wuxuu ku noolyahay 40 sano, Wuxuu kamid yahay Dhakhaatiirta Jarmalka...
View Article