Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah — Madaxweyne Gaas oo dalbay in Marxuumad Saado Cali si Deg Deg loo keeno Garowe

$
0
0

breaking News from PuntlandMadaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Dalbadey in Meydka Marxuumad Saado Cali la keeno Puntland laganasoo qaado meesha lagu diley.

Warar hoose oo Howlwadeenada Puntlandi heleen waxay sheegayaan in Raysal wasaare Cabdiwali Sheish iyo Madaxweyne Gaas ay khadka teleefoonka uga wada hadleen sidii Garowe loogu aasi lahaa Marxuumada.

Alla ha u naxariistee Saado Cali waxaa maanta Xamar ku diley kooxo hubeysan.

PUNTLANDI
GAROWE


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles