Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Gabdhaha Jaaliyada Puntland oo ka tacsiyeynaya geeridii Marxuumad Saado Cali Warsame

Image may be NSFW.
Clik here to view.
tacsi
Gabdhaha Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aarhus ayaa Tacsi u diraya Caruurtii marxuumada, Qoyska Reer Cali Warsame iyo guud ahaan Qoyska Reer Warsame geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuumad Saado Cali Warsame.

Waxay tacsi taas la mida u dirayaan Umada Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland geerida ku timid Xildhibaanad Saado Cali Warsame.

Gabdhaha Reer Puntland waxay ka tiiraan yeysan yihiin geerida Fanaanada Qaranka oo si bareer ah loogu diley Xamar.

Waxay illaahay uga baryayaan Marxuumada Jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaaaamiin Aaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles