Dhamaan howlwadeenada Puntlandi waxay salaamaha ciida hawada usoo marinyaan dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran Warbaahinta Puntlandi.com, Ciid mubaarak dhamaantiin, waxaan idiin rajaynaynaa idinka iyo Caruurtiina ,Qoysaskiina, iyo Asxaabtiina in illaahay Idinka aqbalo Ramadaantii , kheyrkeediina idin waafajiyo, waxaan kaloo idiin rajaynayaa in illaahay inawada gaarsiiyo Ciidaan ciideeda kale inagoo nabdoon caafimaadna qabna.
Aaaamiin Aaamiin
Puntlandi.com
post@puntlandi.com