Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark Cabdisalaan Cali Askar oo Puntlandi la hadlay ayaa yiri “Jaaliyadu waxay Dowlada Puntland ugu baaqeen baaritaan deg deg ah ay ku sameeyaan isla markaasna in jawaab degdeg ah oo ku saabsan dilka marxuumada Saado Cali Warsame lasoo saaro “.
Dhinaca kale Gudoomiyuhu isagoo ku hadlaya Magaca jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Denmark wuxuu ka tacsiyeeyay cambaareynayana Dilkii loo geystey Marxuumad Saado Cali Warsame oo si qorsheysan oo lasoo abaabuley loogu diley Xamar.
Jaaliyadu waxay tacsi kal iyo laab ah u dirayaan Qoyskii , Eheladii iyo asxaabtii Matxuumada.
waxay sidoo kale u tacsiyeynayaan Shacabka Puntland oo Xildhibaanadu ku weyneyn.
Illaahow Janp fardowsa gee Saado..Aaaamiin aaaamiiin.
Waxaa tacsidan diraya:
Suldaan Xuseen Ramadaan
Oday Bootaan Bare Samatar
Oday Cabdi Abshir Aaden
Oday Salaad Ileeye
Oday Maxamuud Geelle Cumar
Oday C/risaaq Yuusuf Cali Xoosh
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
Dr. Saciid Ahmed Oor
Ali Cabdi Kawis(Cali Qalinle)
Faarax Ciise Saciid Aw Yuusuf
Maxamed Xasan (Dooye)
Maxamuud C/qaadir Xaaji Xuseen
Maxamed Xasan Gelle
Xildhibaan Ibraahim Dhaqane
Cumar Maxamud Cabdi
Maxamuud Saciid ( Surka)
Maxamed Axmed Faarax
Maxamed C/llaahi Xuseen (Shoortaaye)
Maxamed Cabdi Cartan
Awil Abdi Farah.
Yurub Yususf Ahmed
Said Aden Farah
Sheekh Axmed Saciid
Maxamuud Maxamed Jaamac (MJ)
C/llaahi Axmed Xaaji Aadan Guuleed (Haragweyn)
Cali Geelxoor
Husein Beynax Bare iyo Marwadiisa Haliima Abuukar Hiileye
Khadar Jama Farah
Cabdirsaaq Abuubakar (Namhaan)
Maxamed Cali Ilweyn(Ilkacase)
Mohamuud Cali Xirsi (Herlev)
Cabdi-Shaahid Mahamed Bare
Shiekh Shiine Xirsi Nuur
Maxamuud Cabdi
Yuusuf Cali Ilweyn
Axmed Maxamed Isse (Dhakal)
C/laahi Axmed Gabayre
Axmed Maxamed
Suldaan Maxamed Maxanuud
C/laahi Maxamed Maxamuud
Edo Mulaaxo Xaraare
Eedo Maryan Jaamac Aar
Eedo Caasho Xirsi Nuur
Xaawo Cabdi Abshir
Farxiya Sheekh Xasan Said
Sahro Faarax Ciise
Sureer Cali Maad
Eedo Faadumo Xasan Cali
Eedo Dheeh Ibraahim Kilwe
Eedo Isir Maxamed Warsame
Abshiro Cabdulle Yuusuf
Faadumo Cali Maxamed
Eedo Saciido Cumaan Xaaji Xasan
Maxamed Cali Cabdulle
C/rashiid Salaad (Nuune)
C/qaafdir Elmi Yuusuf (Shurbeyn)
Ubax Maxamuud Kadawe
Saciid Maxamed Saciid
Maxamed Axmed Maxamed Abdulqaadir
Maxamed Saciid Osmaan
Burhaan C/laahi Bashiir (Bille)
C/xaliim M, Cali Ilweyn
C/llaahi Cali Shaandho
Zamzam Yaasiin Axmed
Ubax Maxamed Cusmaan
Sucaad Said Daahir
Mukhtaar Cali Qood
Ubax Cabdi Abshir
Aamino Daahir
Xaliimo Cabdulle
Said Axmed Xasan
Sahro Maxamed Aadan
Safiya Maxamed Faarax
Sureer Cali Maxamed
Safiya Yuusuf Ismaaciil
Ramla Cali Maxamed
Nafisa C/laahi Maxamed
Kamaal C/raxmaan Nuur
Axmed Cali Yuusuf
Caydaruus Jaamac Faarax
C/laahi Maxamed (Carabduur)
C/daahir Saciid Yuusuf
C/llaahi Cagayare