Quantcast
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

War Deg Deg ah– Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland ee Muqdisho jooga oo...

Ka dib markii Puntland xiriirka u jartey Doowlad Federaalka isla markaasna Madaxweyne Gaas uu amray iney Garowe yimaadaan dhamaan Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland ee Muqdisho jooga ayaa kooxdii u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Reer Toronta “Isu imaansho Tacsi iyo Taariikh nololeedkaa...

View Article


DAAWO VIDEO:— Halka uu marayo qabanqaabada Mudaharaad looga soo horjeedo...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid:- Puntlandi

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo Kenya ugu yaboohay Malaayiin dollar oo lagula dagaalamayo...

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in Dowladiisu ay Kenya ka caawin doonta ladagaalanka Al-shabaab oo ay sanadka ugu horeeya ugu deeqi doonto Malaayiin dollar iyo qalab....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Reer Birmigham iyo London “Xaflada Xuska Munaasabada 16...

Waxaa dhammaan la’ogaysiinayaa, Jaaliyadda UK ee reer PuntLand inay kasoo qayb galaan Xafladda Sanad guurada 16aad ee Jiritaanka Puntland taasoo ka dhici doonta Magaalooyinka Birmigham iyo London....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caasimada Puntland oo dhowaan laga bilaabayo dhismaha Wadooyin casri ah(Sawiro)

Garowe– 7 Augs.2014– Pi– Dowlada Puntland ayaa soo bandhigtey qoshayaal cusub oo sare loogu qaadayo bilicda Magaalada Garowe ee caasimada Puntland, Xukuumada Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa...

View Article

Ogaysiis ku socda Reer London “”Xuska Sanad guurada 16aad ee aasaaskii...

XAFLADA SANAD GUURADII 16AAD EE PUNTLAND OO KA DHACAYSA DALKA UK   NAGALA SOO QAYB GALA XAFLADA SANAD GUURADII 16AAD EE PUNTLAND OO LONDON KA DHACAYSA   waxaa qaban qaabinaya ururka haweenka jaaliyada...

View Article

Jaaliyada Puntland ee Finland oo taageerey go’aankii Madaxweyne Gaas ka...

Ka dib markii ay shir isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee jaaliyadda Puntland ee Finland maanta oo ay taariikhdu tahay 8/08/2014. Jaaliyaddu waxay taageera buuxda siisay go’aankkii Madaxwaynaha iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Jaaliyada Puntland ee Denmark ee magaalada Århus oo xusey...

Habaynimadii jamcada 8 ogoosto ayaa Jaaliyada Puntland ee Denmark waxay Caasimada labaadee Dalkaas Magaalada Aarhus waxay ku qabteen Xaflad aad loosoo agaasimay oo lagu xusayay maalinta aasaaskii...

View Article


Daawo Mudaharaadkii ka dhanka ahaa Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Ciidanka...

Sida ay Puntlandi xogta ku heleen Ciidamada amaanka Maraykanka Ee gacanta ku hayay Amaanka Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Madaxweynaha waxay usheegeen inuusan Hotelka kasoo bixin inta Mudaharaadku socdo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaalada Muqdisho oo kacsan kadib Dagaal beeleed dhexmaray Ciidanka DF

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Wadada Maka Al Mukarama oo ahayd wadada kaliya ee Dowlada Federaalku gacanta ku heysay amaankeeda ayaa gabi ahaan xiran ka dib markii Ciidamada Dowlada Federaalka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad dhalasho oo ku socota Sharmarke Ali Elmi iyo Sahra Mohamud Nuux oo...

Waxaa hambalyo dhalasho farxdeed hawada loo marinayaan Sharmarke Ali Elmi iyo Sahra Mohamud Nuh oo tarikhdu ehed 9/8/2014 Gabadhi ugu dhalatay dalka Australia gaar ahaana magaaladda Melbourne waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Statement by UN Resident and Humanitarian Coordinator for Somalia on...

United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM)  PRESS STATEMENT 38/2014 Mogadishu, 12 August 2014 – The theme of this year’s “International Youth Day” is “Youth and mental health”. There are only...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayaan uu soo saaray Isuduwaha Hawlaha Bani’aadanimada Qaramada Midoobay u...

Muqdisho, 12 Agoosto 2014 - Halkudhiga sanadkan “Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada” waa “Caafimaad dhalinyaranimo iyo mid maskaxeed”. Waxaa jira dalal kooban oo caafimaadka maskaxeed uu ka yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Horumarinta Ee Denmark oo Xalane kula kulmey Madaxweynaha iyo Raysal...

Wafdi ka socda Midowga Yurub oo uu horkacayo Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta ee Dalka Denmark Mr. Mogens Jensen ayaa maanta waxay Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ay ugu yeerteen oo kula kulmeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aktarka caanka ah Robin Williams oo geeriyoodey

Robin Williams oo ahaa jilaa filimada iyo Shaactiroole weyn ayaa geeriyoodey maanta iyadoo loo badinayo in geeridiisu ay ahayd isdilid uu isku sameeyey. Booliska San Francisco Chronicle, Marin County...

View Article

Kenya to hire 10,000 retired police for community policing

Ten thousand retired police officers are to be brought back to service to help fight crime through the community policing programme. Kenyan Interior Cabinet Secretary Joseph Ole Lenku said their...

View Article


Kenya oo dib ugu yeertey Toban kun oo ka mid ah Booliskii shaqada ka...

Dowlada Kenya ayaa dib ugu yeertey shaqaalaynaysana ugu yaraan 10 kun oo Bileys howlgabka noqdey si ay ula dagaalamaan ugana qayb qaataan dambiyada yaryar ee bulshada dhexdeeda. Wasiirka Arimaha Gudaha...

View Article

Xarunta Xalane ee Magaalada oo shir uga furmayo qaybo ka mid ah Soomaaliya...

Waxaa Xarunta Xalane soo gaarey wafdi ka socda Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey kuwasoo kulan la qaadanaya Masuuliyiinta Dowlada Federaalka iyo Wafdi ka socda Jubaland oo hada ku sugan Xalane....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Wasiir Xigeenka Maaliyada Puntland oo ka warbixinaya Canshuuraha iyo...

Boosaaso_ Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda dawladda Puntland mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa maanta ka hadlay Cashuuraha iyo maalgashiga dalka taasoo haddii la helo sare u qaadeysa Puntland. Mudane Axmed...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live