Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Aarhus Denmark “Xaflada dhalashada Puntlnd ee 1 Ogoosto”

$
0
0

Jaaliyada Puntland ee Denmark waxay ku wargalinayaan Jaaliyadaha mataanaha ee Puntland/Jubaland ee Denmark in Magaalada Aarhus ay ka dhici doonto Xaflada Sanadguurada 16aad ee dhalashada ama aasaaskii Puntland qofba suu u yaqaan.

Xaflada oo ah mid si habeysan loosoi agaasimey waxaan ka qaybgalayaasha dhankooda laga filayaa ama laga codsanayaa iney wakhtiga ilaaliyaan.

Goobta iyo wakhtiga

foreningernes hus
Gudrunsvej Brabarand
8 Ogoosto 2014
Kl. 17:00

Kasoo qaybgal wacan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles