Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Puntland ee Holland oo deeq lacageed gaarsiiyey Isbitaalka Gaalkacyo

$
0
0

Jaaliyadda reer Puntlande ee ka soo jeeda degaanka Mudug ee deggan dalka Holland ayaa Cisbitalka Gaalkacyo si degdeg ah ugu deeqday Lacag.

Deeqdan lacageed ayaa la diray 20/07/14, markii Agaasimaha guud ee Cisbitalka Gaalkacyo, mudane Dr. Maxamed Xussein Aden uu qeyldhaan soo gaarsiiyey jaaliyadda reer Puntlande ee dalka Holland ku nool.

Deeqdan ayaa ah deeq si degdeg ah loo gaarsiyey baahida taagan bishan barakeysan ee Ramadan.

Jaaliyadda reer Puntlande ee Holland ayaa mar labbad ku hawlan siddii markale looga jawaabi lahaa qeylo dhaanka ka yimid agaasimaha Cisbitalka Gaalkacyo, mudane Dr. Maxamed Xussein.

Puntalndi
Holland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles