(Sawiro) Madaxweynaha Dowlada Puntland oo sheegay in Puntland ay sanad wax ka...
Bosaso Airport–11 Juun.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta ka khudbeeyey Xaflad ka dhacdey Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo lagu soo bandhigay Shirkada ku...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli: Waxaan u rajaynaynaa walaaleheenna Koonfurta...
Addis Ababa, June 11, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qaybgalay Kulankii 26-aad ee aan Caadiga Ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay lagu soo...
View ArticleShirkii Maalgashiga iyo Ganacsiga Soomaaliya ee Sweden oo Wafdiga Puntland...
Stockholm–12 Juun.2014–Pi– Shirkii Maalgashiga iyo Ganacsiga soomaaliya looga hadlayay ee lagu qabtey Sweden ayaa guul ku soo dhamaadey iyo Qabanqaabiyayaasha shirka ay sheegeen iney ka gaareen...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Aarhus-Denmark “Cawaale Qaad diid oo inooga warami...
Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Aarhus Denmark in ay jaaliyadu casuntay U ololeeyaha joojinta Qaadka Yurub Abuukar cawaale ( Mr.Qaad Diid), Cawaale wuxuu jaaliyada uga xogwaramayaa...
View ArticleDaawo Sawirada Kooxaha Kubada Cagta Nugaal iyo Karkaar oo ku kala baxay...
Nugaal 3-3 Karkaar Sanaag 0-0 Gardafuu. Khamiis 12 juun 2014
View ArticleTacsi Marxuum ABDI FAARAH NUUR QALEY oo Buurtinle ku geeriyoodey
INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJACUUN ALLA HA U NAXARIISTEE WAXAA MAGAALADA BUURTINLE KU GEERIYOODAY ABDI FAARAH NUUR QALEY. WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U LOO DIREYAA DHAMAAN EHELADII IYO ASXAABTII UU...
View ArticleMadaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yusuf oo ku jirey Dhowr...
Documents cusub oo uu soo bandhigay Wargayska ka soo baxa Jarmalka ee Spiegel oo ay ka soo qaateen Edward Snowden oo ah ninkii dhowaan kasoo fakan jirey Sirdoonka Maraykanka, iminkana mangalyo u jooga...
View ArticleGolaha Deegaanka Degmada Baargaal oo Doortay Guddoomiye iyo ku xigeen
Golaha Deegaanka degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu ayaa doortay guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa, kaddib markii maanta halkaasi lagu qabto doorasho. (Sawirada hoos ka daawo) Golaha Deegaanka Degmada...
View ArticleWorld Cup– Holland oo ku durdurisey Spain
Koobka Aduunka ee ka socda dalka Brasil ayaa ciyaartii ugu adkeyd maanta(Jamce 13-06-2014) la ciyaaray, Ciyaartaasoo dhexmartay labada kooxood ee Spain iyo Holland, inkastoo natiijo ka duwan tii...
View ArticleFaahfaahin– Dagaal ka dhacay Deegaanka Meegaagle, iyo Beelo reer Puntland oo...
Wararka rasmiga ah oo Puntlandi ka soo ururshey Deegaanka Meegaagle ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Dagaal shalay ka dhacay Deegaankaas uu ku salaysnaa ka dib markii Deegaanka ay isla soo galeen...
View ArticleTacsi– Marxuum Muxammad Axmed Samakaab (Muxammad Dirrir oo 14.06.2014 ku...
Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa Mataan iyo Xirsi Bulxan Faarax iyo ilmahayga, annagoo ka xun geeridii naxdinta, murugada, iyo tiiraanyada lahayd ee Walaalkeen Marxuum Muxammad Axmed Samakaab...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo gaarey Isutaga Imaaraatka Carabta
14 Juun e2014—Pi– Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynehaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa galabta gaarey Isutaga Imaaraatka Carabta. Booqashada Madaxweynaha oo ku saleysan...
View ArticleTacsi– Moxamed Ahmed Samakaab (Maxamed dirir) oo ku geeriyoodey Garowe
Aniga oo Ah Bashi Hassan Abdi(Bashi Tubaako) iyo qoyskiisa iyo Dhamaan qoyska reer Xassan Tubaako iyo Farax Maxamud salax iyo qoyskiisa. Waxaan tacsi uu dirayna halyey Moxamed Ahmed SAmakaab(Maxamed...
View Article(Sawiro) Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo...
Abu Dhabi–15 juun 2014–Pi– Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa galinkii dambe ee Maanta Si kal iyo laab ah loogu soo dhaweeyay...
View ArticleSaraakiisha Ciidanka oo ka tacsiyeynaya Geeridii Janaraal Maxamed Dirir
Anagoo kala ah Saraakiisha Ciidamadda Dawladda Puntland ee Magacyadooda hoos ku qoran yihiin. Waxaan tacsi uu diraynaa halyey Gen Moxamed Ahmed Samakaab (Maxamed dirir). Gen Mohamed dirir waxuu ahaa...
View ArticleTacsi ku socota Ambassador Mohamed Abdi Afeey geeridii ku timid Hooyadii
Jaaliyada jubbaland ee waqooyiga America ayaa Halakan waxeey tacsi tiiraanyo leh uga diriyaan Ambassador Mohamed Abdi Afeey oo eey hooyadiis ku geeriyootay Magaalada Garrisa hooyo Muslimo Abdiraxman...
View ArticleShirkaddaha Capital Express General iyo Ramaz General Trading oo heshiis kala...
Shirkaddaha Capital Express General Trading oo Fadhigeedu yahay Magaalada Dubai ee dalka Emaraatka Carabta, iyo Shirkadda Ramaz General Trading oo iyana Fadhigeedu Magaalooyinka Yiwu iyo Guangzhou ee...
View Article