INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJACUUN
ALLA HA U NAXARIISTEE WAXAA MAGAALADA BUURTINLE KU GEERIYOODAY ABDI FAARAH NUUR QALEY.
WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U LOO DIREYAA DHAMAAN EHELADII IYO ASXAABTII UU KA GEERIYOODAY.
WAXAA TACSIDA DIRAYA
SACIID ABSHIR FAARAH , TIMAJILIC
2-XAASKIISA HIBO XAAJI ABDULLAHI IYO CARUURTIISA
3–ALI YUSUF FARAH IYO XAASKIISA CARUURTOODA
4–AYAAN YUSUF FARAH IYO ODAGEEDA CARUURTOODA
5–ABDI YUSUF FARAH IYO XAASKIISA IYO CARUURTOODA
6 NAADIYA SAID CARTAN IYO ODAGEEDA IYO CARUURTOODA
7–ABTI SALEEBAN MAHAMED GELLE
8–SHEIKH ABDULQAADIR JAMAC MAHAMED IYO XAASKIISA IYO CARUURDOODA
9–XAWO FARAH NUUR IYO ODAGEEDA IYO CARUURTOODA
10–BURHAAN DHACARBE IYO XAASKIISA CARUURTOODA
11–ALI JAMAC MAHAMED IYO XAASKIISA IYO CARUURTOODA
12–FARXIYO JAMAC MAHAMED ODAGEEDA IYO CARUURTOODA
13 –MURSAL ALI BULO
14–AWOOWE ALI BULO
15-ABDIRAHMAN ALI SHIRE
DHAMAANTEEN WAXAAN LEENAHAY ALAAH HA UNA XARIISTO HANA GEEYO JANATUL FARDOOSA SAMIR KHEYRNA UGU BADALO DHAMAAN INTUU KA TAGEY AAMIIN MAHSANIDIN WARBAAHINTA PUNTLANDI