Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Aarhus-Denmark “Cawaale Qaad diid oo inooga warami doona Ololihiis joojinta Qaadka”

$
0
0

CawaaleWaxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Aarhus Denmark in ay jaaliyadu casuntay U ololeeyaha joojinta Qaadka Yurub Abuukar cawaale ( Mr.Qaad Diid), Cawaale wuxuu jaaliyada uga xogwaramayaa ololihiisa iyo guusha uu ka gaaray Dalka Ingiriiska in Qaadka laga manuuco.

Maalinta 24 Juun 2014 ayaa si rasmi ah Qaadka looga joojinayaa Dalka Ingiriiska, xiligaas laga bilaabo Qaadku wuxuu ka mid noqonayaa Daroogada manuuca ka ah Dalka UK

Goobta Foreningerners hus.

Adreeska: Gudrunsvej, 10A

8220 Brabrand.

Taarikhda: 15/06/2014

Maalinta axada

Saacada Kl: 16:00- 22:00

Ka soo qayb gal wacan:

Hawlwadeenada taageerada Qaad diidka.

Faisa Maxmed Layli.

Tlf: 91412106

Saciido Daahir Shuuke.

Tlf: 71678239

C/rashiid Maxamed Shirwac(pilot)

Tlf: 71458445


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles