Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo gaarey Isutaga Imaaraatka Carabta

$
0
0

14 Juun e2014—Pi– Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynehaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa galabta gaarey Isutaga Imaaraatka Carabta.

Booqashada Madaxweynaha oo ku saleysan Casumaad rasmi ah oo Madaxweyne Gaas uu ja helay Amiirka Isutaga Omaaraatka Carabta ayaa qaadan doonta 5 cisho.

Sawirada iyo faahfaahin dhowaan naga filo.

Puntlandi
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles