Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Saraakiisha Ciidanka oo ka tacsiyeynaya Geeridii Janaraal Maxamed Dirir

$
0
0

Anagoo kala ah Saraakiisha Ciidamadda Dawladda Puntland ee Magacyadooda hoos ku qoran yihiin. Waxaan tacsi uu diraynaa halyey Gen Moxamed Ahmed Samakaab (Maxamed dirir). Gen Mohamed dirir waxuu ahaa wadani , caadil, xurmo badan iyo nin naceb musuqmasuq iyo eexda. waxaan Halkan tacsi uga tirayna qoyskiisa iyo eheladiisa iyo dhammaan shacab weynaha Puntland

Marxuumkana waxaan illaahay uga baryaynaa janatul fardowsa inuu geeyo.

1. Gen Saciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere)

2. Gen Deyr Xaaji Cabdi

3. Gen Maxamed Siciid Jaqanaf

4. Gen Yaasiin Cumar Dheere

5. Gen Muxiyadin 

6. Gen Yusuf Axmed Kheyr

7. Gen Cabdulaahi Saciid Samantar

8. Gen Khaliif Ciise Mudan

9. Gen Saciid Goryo Cawl


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles