Tacsi– Wasiirkii hore ee Gadiidka Bada oyo Dekadaha oo ka tacsiyeynaya...
Aniga oo ah Saciid Maxamed Rage iyo Xaaskiisa Fowsiyo Abdulkadir Barre iyo Dhamaan qoyska Reer Maxamed Raage . Waxaan tacsi uu diraynaa halyey MaxameSamakaab(Maxamed dirir) Gen Mohamed Dirir, oo ahaa...
View Article(Video) Kenyan Town Mpeketoni attack: Death toll rises to 48
At least 48 people were killed when suspected Shebab militants from Somalia stormed into a Kenyan coastal town and launched a major assault on a police station, hotels and government offices,...
View ArticleTacsi Deg deg ah — Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Wasiir ku Xigeenkii...
Deg-Deg: Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Alla ha u naxariistee Waxaa shalay galab 15.06.2014 Shil gaari ku geeriyoodey Qalbi Axmed Jaamac oo ahaa Wasiir ku Xigeenka Adeega Bulshada ee Dowlad...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Birmingham-Uk “Kulanka Cawaale Qaaddiid iyo Jaaliyada...
Hamoogaan Habaynka kulanka jaaliyada ee Halyey Abukar cawaale Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee dagan Birmingham iyo nawaaxiyeeda waxaa la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan kulanka hamaynka...
View ArticleTacsi– General Maxamed Axmed Samankaab(General Maxamed Dirir) oo 14 June 2014...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Anagoo ah dadka uu magacooda hoos ku qoran yahay, aadna uga tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee adeer General Maxamed Axmed...
View ArticleKulan Oslo ku dhexmaray Rugta Ganacsiga Puntland iyo Rugta Ganacsiga Norway
Oslo 16/06/2014, waxaa maanta magaalada Oslo kulan ku wada yeeshay Oslo Chamber of Commerce (OCC), International Chamber of Commerce faraca Norway (ICC) iyo Puntland Chamber of Commerce (PCC)....
View ArticlePress Releases: U.S. Condemns Al-Shabaab Terrorist Attack in Mpeketoni
U.S. Condemns Al-Shabaab Terrorist Attack in Mpeketoni Press Statement Jen Psaki Department Spokesperson, Office of the Spokesperson Washington, DC June 16, 2014 The United States strongly condemns...
View ArticleXog hoose–IGAD iyo Siyaasiyiin ta Koonfur Galbeed oo wada dhismaha Maamul...
Warar Dublamaasiyadeed oo howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa tibaaxaya in Urur Goboleedka IGAD uu ka caawinayo Siyaasiyiin kasoo jeeda Gobokada Bay, Bakool iyo Shabellaha Hoose dhismaha Maamul...
View ArticleWar-saxaafadeed: Mashruuca cusub ee Midowga Yurub iyo AU-IBAR ee Xoolaha...
European Union Mission to Somalia Mashruuca cusub ee Midowga Yurub iyo AU-IBAR ee Xoolaha Soomaalidu wuxuu taageeri doonaa 250,000 qoys oo xoolo dhaqato ah si ay u dhoofiyaan xoolaha Maanta, Midowga...
View ArticleRaysal wasaare Cabdiwali Sheikh oo u duuley Nairobi
Muqdisho–17 Juun 2014–Pi– Rayasal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u safray Dalka Kenya iyagoo Nairobi uga qayb gali doona Shir...
View ArticleINNAA LILLAAHI WA INAA ILLAYHU RAAJUCUUN EEDO XAADSAN CALI ILWEYN OO DENMARK...
ALLA HA U NAXARIISTEE WAXAA GALABTA 17.06.2014 MAGAALADA AARHUS DALKA DENMARK KU GEERIYOODEY EEDO XAADSAN CALI ILWEYN . GEERIDA MAAMADA WAXAA LAGU WARGALINAYAA DHAMAAN EHELLKA MEEL WALBOO AY JOOGAAN....
View ArticleRaysal wasaare Cabdi iyo Madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka wada hadlayo...
Warsaxaafadeed, 18/6/2014– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo magaaladda Nairobi ee dalka Kenya u jooga ka qayb-galka kulanka 99-aad ee dalalka ku bohoobay African,...
View ArticleJaaliyadda Puntland ee dalka Jarmalka oo tacsi ka diraya Geerida ku timid...
“ inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun“ Anagoo ah Jaaliyadda Puntland ee ku nool dalka Jarmalka waxaan halkan tacsi uga direynaa Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii ay ku laheyd Aduunka marxuumad Xaadsan...
View ArticleOgaysiis ku Socda Reer Holland “Bandhig Buugeed lagu qaban doono Amstardam...
SOMALI BOOK FAIR Bandhigga Buugta Soomaaliyeed Friday-Saturday 20th- 21th June, 2014 Time: 11:00 AM-22:00 PM Plaats: SOMVAO Hamerstraat 24, 1021 Amesterdam Saturday June 21 , 2014 Plaats: Beurthuis De...
View ArticleMidowga Afrika oo Wakiil cusub usoo magacaabey Soomaaliya
Ka dib iscasilaadii Wakiilka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM Danjire Mahamat Saleh Annadif, ayaa booskiisa si ku meel-gaara waxaa loogu magacaabey Haweenayda la yiraahdo Lydia Wanyoto...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali oo xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka
Muqdisho, 20 June, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FederaalkaSoomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka, isagoo sheegay inuu salaan u dirayo dhammaan...
View ArticleJaaliyadaha Hawiye Action Gruope oo shir uga socdo Turkiga, Maxay tahay u...
Jaaliyada Hawiye ee Qurbaha ayaa Shir uga furney Dalka Turkiga shirkasoo loo galiyey shaar ah inuu yahay mid lagu mideynayo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha. Sida ay Puntlandi wararka ku hayaan...
View ArticleBeesha Ismaaciil Jibraahil oo Beeldaajiye ku caana shubeysa
Beesha Ismaaciil Jibraahiil ayaa dhowaan yeelan doonta Beeldaajiye cusub ka dib markii uu geeriyoodey Beeldaajiyihii Waxaa hada socda abaabulka ku caana shubka Beeldaajiyaha cusub oo sida aan warka ku...
View ArticleYurub oo Qaad laga waayay iyadoon lagaarin maalintii la joojin lahaa qaadka...
London–23 Juun 2014–Pi– Kadib markii Dowlada Ingiriisku ay go’aan satay in qaadka manuuc laga dhigo laga bilaabo 24 juun 2014 ayaa maalmahaan waxaa gabaabsi galay Qaadkii lagu gadayay suuqyada qaadka...
View Article