Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa Mataan iyo Xirsi Bulxan Faarax iyo ilmahayga, annagoo ka xun geeridii naxdinta, murugada, iyo tiiraanyada lahayd ee Walaalkeen Marxuum Muxammad Axmed Samakaab (Muxammad Dirrir). Waxaan ugu ducaynaynaa Marxuumka in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.
Allaah ha u naxariistee Marxuumka walaalkeen; Muxammad Dirrir.
Aammiin
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
1. Maxammad Abshir Muussa Mataan
2. Xirsi Bulxan Faarax iyo Asli Cismaan
3. Cabdi Iidle Shuuriye Bacadow
4. Maxammad Jaamac Nageeye
5. Maxammad Xaaji Maxammud Cabdulle Islaam (Layloon)
6. Cabdulqaadir Nuur Salaad (Fiisiko)
7. Yusuf Cilmi Mataan iyo reerkiisa
8. Diiriye Muussa Mataan
9. Dayax-Leef Bulshaale Muussa Mataan
10. Bashiir Ciise Cali Ilyare
11. Cabdi Salaad Cali Ilyare
12. Axmed Ibrahim Gambol
13. Cismaan Gamuure
14. Ceedaad Xasan Cali Mire
15. Cabdulqaadir Nuur Fiyaat
16. Axmed Shire Cali (Boonbolo)
17. Cali Ciiro Warfaa (Cali-Ciiro)
18. Cali Farxaan Cali Ciiro
19. Cabdulmalik Maxammad Cali Dacar
20.Cabdulraxiim Maxammad Abshir Muussa
21. Cabdullahi Maxammad Abshir Muussa
22. Axmed Maxammad Abshir Muussa
23. Xabiib Diiriye Muussa Mataan,
24. Nareeri Diiriye Muussa Mataan
25. Cawil Diiriye Muusa Mataan
26. Cabdulrazaak Khaliif Cilmi Mataan
27. Cabdi Nuur Maxammad Maxamuud Ubbaale
28. Cabdulraxmaan Rooraaye
29. Saciid Xirsi Bulxan
30. Cismaan Xisri Bulxan
31. Khaliif Xirsi Bulxan
32. Cabdullahi Xirsi Bulxan
33. Cabdulrazaak. Xirsi Bulxan
34. Caasha Abshir Muussa
35. Xaawo Diiriye Muussa
36. Dahabo Diiriye Muusa Mataan
37. Xubi Diiriye Muussa Mataan
38. Jamaad Bulshaale Muussa Mataan
39. Madina Muxammad Abshir Muussa Mataan
40. Deeqa Muxammad Abshir Muussa Mataan
41. Faaduma Muxammad Abshir Muussa Mataan
42. Khadiija Muxammad Abshir Muussa Mataan
43. Ayaan Axmed Ibraahim Gambol
44. Luul Afwayne Gaashaan Cali Tacab
45. Xaliimo Bulshaale Boos Gaashaan Cali Tacab
46. Sahra Yuusuf Ugaas
47. Joocaar Feere Yare