Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Moxamed Ahmed Samakaab (Maxamed dirir) oo ku geeriyoodey Garowe

$
0
0

tacsiAniga oo Ah Bashi Hassan Abdi(Bashi Tubaako) iyo qoyskiisa iyo Dhamaan qoyska reer Xassan Tubaako iyo Farax Maxamud salax iyo qoyskiisa. Waxaan tacsi uu dirayna halyey Moxamed Ahmed SAmakaab(Maxamed dirir). Gen Mohamed dirir waxuu wadani , caadil, xurmo badan iyo nin naceb musuqmasuq iyo eexda. waxaan HAlkkan tacsi uga tirayna qoyskiisa iyo shacabka puntland,

Marxuumkana waxaan illaahay uga baryaynaa jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaamiin Amiiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles