Koobka Aduunka ee ka socda dalka Brasil ayaa ciyaartii ugu adkeyd maanta(Jamce 13-06-2014) la ciyaaray, Ciyaartaasoo dhexmartay labada kooxood ee Spain iyo Holland, inkastoo natiijo ka duwan tii Ciyaartu markay dhamaatey lawda qiyaaseyay maadaama Spain ay tahay kooxha looga cabsi qabo koobka hadana waxaa dhacay lama filaan.
Kooxda Qáranka Holland waxay soo bandhigtey Ciyaarihii barisamaadka lagu yaqiiney Hollan , Waxayna Spain ku dhufteen —.
Galabta Camaruun ayaa loo awood sheegtey kooxda Mexico ayaa 1-0 uga badisey.
Puntlandi.com