Somali Police Force welcomes new UN Police Commissioner
MOGADISHU, M arch 2014 – Officials from the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) on 4 March paid a visit to the Somali Police Force (SPF) Headquarters in Mogadishu to introduce the new UN Police...
View ArticleFadeexadii iyo Waji xumadii ugu dareyd oo maanta Soomaaliya soo foodsaartey...
Maxaa loo lahaa Soomaaliya Waxay ka baxdey Kumeelgaarkii, Shaley wuxuu Madaxweyne Xasan Sheikh Aqbalay in Taliyaha ugu sareeya Booliska Muqdisho uu noqdo nin turki ah kasoo xafiiska Xarunta Booliska...
View ArticleUK legislators assure Kenyan miraa farmers
The UK House of Commons’ Home Affairs Select Committee has assured Miraa farmers in Kenya that it will continue pressing the UK government to lift the ban on the plant. Speaking during a meeting with...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo furay shirka Qorshe-Hawleedka...
WAR-SAXAAFADEED Jimce 07 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ku furay xarunta Jaamacadda PSU Garowe shirka Qorshe-Hawleedka Xukuumadda shanta...
View ArticleTacsi– Xildhibaan(TFG) Cabdalle Jaamac Jibriil ( cabdalle jinoole) oo Garowe...
Alla janadii Fardowsa ha ka waraabiyee waxaa galabta Garowe ku geeriyoodey Marxuum Cabdalle Jaamac Jibriil ( cabdalle jinoole) oo ka mid ahaan jirey Xildhibaanadii Dowladihii kumeelgaarka Soomaaaliya....
View ArticleUN Envoy to Somalia urges greater role for women in state-building
For Immediate Release: PRESS STATEMENT 08/2014 MOGADISHU, 8 March 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, joins the Somali people in celebrating...
View ArticleGolaha Wasiiradda Dowlada federaalka oo meelmariyey Hindise-sharciyadeedka...
Mogadishu, March 08, 2013…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Xukuumadda Federaalka ee...
View ArticlePrime Minister: We must continue as a society to campaign for women’s rights...
8 March 2014 His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today marked International Human Rights day calling on Somali society to fight for and protect women’s rights. The Prime Minister,...
View ArticleXog hoose– Madaxweyne Gaas oo qorsheynaya in Gobolada loo sameeyo Gudi Gobol...
Garowe–8 Maarso 2014–Pi– Sida ay howlwadeenada Puntlandi warar hoose ku heleen Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qorsheynaya in laga tanaasulo dhaqan siyaasadeed soo...
View ArticleBreakin News– Dhagayso Madaxweyne Gaas “Uma aanaan yeeran amisom, ciidan...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ay Waraysteen BBC Soomaali ayaa si kulul uga hadley hadalo si qaldan loo fasirey oo sheegayay iney Puntland dalbatey Ciidamada Amsiom,...
View ArticleSawiro iyo Warsaxaafadeed… Madaxweynaha Puntland oo soo xiray shirka...
WAR-SAXAAFADEED Sabti 08 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Galabta soo xiray shirka Qorshe-Hawleedka Xukuumadda sanadka hore oo muddo laba maalmood...
View ArticleDaawo Diyaaradii Maleysiya ee la waysanaa oo la xaqiijiyey iney burburtey
Waxaa Xalay ilaa maanta lawaysanaa Diyaarad ay leedahay shirkada Diyaaradaha Maleesiya, Diyaarada oo ay saaraayeen 239 Qof ayaa ka duushishey Dalka Malayshiya waxayna ku jeedey dalka Shiinaha,...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo ka qayb galay Xaflad loo dhigay arday ka...
WAR-SAXAAFADEED Axad 09 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qaybgalay xaflad qalin-jebineed oo loogu qabtay Jaamacadda PSU 119 arday oo ka...
View ArticleWarsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Raysal wasaare Cabdiwali oo ku saabsan...
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Howlgaladu ma joogsanayaan inta laga xoreynayo kooxaha nabadiidka dhamaan goobaha ay ku harsan yihiin” Muqdisho, March 9, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada...
View ArticleUgaarsi cusub oo lagu bilaabay Safiirada kasoo jeeda Puntland
Garowe–10 Maarso.2014–Pi– Warar xog ogaal ah oo aan ka helney Muqdisho ayaa sheegaya in dhowaan isku shaandheyn hor leh lagu sameynayo Safiirada iyo qunsul yaasha Soomaaliyeed ee Caalamka, iyadoo isku...
View ArticleDeeqdii Dowlada Federalka ee Duufanadii Puntland ma dacaayad bay ahayd?. W/Q...
Bilowgii bishii 11-aad ee sanadkii hore duufaanadii ku dhuftay Puntland, waxa ku nafwaayey boqolaal qof waxana ku ceeroobey qoysasbadan. Dawladii DR Faroole uu hogaaminayey waxqabad la mahdiyey lana...
View ArticleMadaxweynaha Kenya iyo Raysal Wasaarah Itoobiya oo Adis Ababa uga wada...
Adis ababa–10 Maarso 2014–Pi–Madaxweynaha Dowlada Kenya Mudane Uhuru Kenyata ayaa galabta safar afar cisho qaadana ku tagay Dalka Itoobiya halkaasoo ay ajandayaasha labada masuul ka wada hadlayaan ay...
View ArticleDaawo Video+Sawir Deegaanka Gosol ee gobolka Mudug(+ Warbixin qoraal ah)
Video-ga ka daawo sawirada hoostooda Xili aan booqday tuulada Gosol ee hoostagta degmada xarfo ee Gobolka mudug ayaan ku xog waraystay dadka deegaankaas baahiyaha ay qabaan waxayna codsaday in laga...
View ArticleCanadian Somali parents demonstrating against TDSB’s stigmatization of their...
CBC News program showing Canadian Somali parents in Toronto demonstrating against the marginalization and stigmatization that will be experienced by their children due to the Toronto District School...
View ArticleRaysal Wasaarihii hore Cumar Cabdirshiid iyo Xildhibaan Gaandi oo Finland imaya
Siyaasiyiin caan ah oo Soomaaliyeed ayaa booqasho gaaban ku imanaya Dalka Finland 13.03.2014 halkaasoo ay kula kulmi doonaan Dowlada Finland iyo masuuliyiin ka socda Midowga Yurub. Raysal wasaarihii...
View Article