Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Fadeexadii iyo Waji xumadii ugu dareyd oo maanta Soomaaliya soo foodsaartey ka dib markii UN-ku ay Booliska soomaaliya usoo magacaabeen Nin Turki ah

$
0
0

boolis UN

Maxaa loo lahaa Soomaaliya Waxay ka baxdey Kumeelgaarkii, Shaley wuxuu Madaxweyne Xasan Sheikh Aqbalay in Taliyaha ugu sareeya Booliska Muqdisho uu noqdo nin turki ah kasoo xafiiska Xarunta Booliska Soomaaliyeed uu shalay la wareegey.

Qaramada Midoobey Xafiiskooda Siyaasada Soomaaliya Qaabilsan UNSOM waxay Todobaadkaan soo magacaabeen Taliyaha Guud ee Booliska Soomaaliyeed kasoo noqon doona Nin Turki ah oo lagu magacaabo Mustafa Resat Tekinbas (new UN Police Commissioner in Somalia).

Waxaa Xarunta Booliska Soomaaliyeed ku soo dhaweeyey Taliye Abdihakim Daahir Saciid oo horey ugu magacawna Taliyaha Booliska Soomaaliyeed laakiin hada waxaa ka sareynaya Taliyaha cusub ee UN-ku soo magacaabeen.

Arintaan Villa Soomaaliya aad ayay usoo Dhaweeyeeen, wuxuuna Taliyaha cusub fadhigiisu noqonayaa xarunta Booliska.

Halkaan hoose ka Akhriso Warkaa oo English ah Xafiiska UNSOM

http://unsom.unmissions.org/Default.aspx?tabid=6254&ctl=Details&mid=9770&ItemID=23862&language=en-US

Puntlandi.com

.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles