Waxaa Xalay ilaa maanta lawaysanaa Diyaarad ay leedahay shirkada Diyaaradaha Maleesiya, Diyaarada oo ay saaraayeen 239 Qof ayaa ka duushishey Dalka Malayshiya waxayna ku jeedey dalka Shiinaha, baaritaan dheer ka dib waxaa la xaqiijiyey in Diyaaradu ay burburtey.
Rakaabka Diyaaradaas Wax Soomaali ah kama mid ahayn.