Puntland,Somaliland iyo Jubbaland Maxay Ku Kala Duwan Yihiin?
Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allah ee Naxariis Oo Dhan Iska Leh Sidaan wada ognahay oo Dastuurka federalka ku qeexan in laba gobol iyo wixii ka badani ay samaysan karaan maamul ay xor u yihiin. Qodobka...
View ArticleGabdho soomaaliyeed oo ka mid noqdey Booliska Maraykanka
Police Academy magaalada St. Paul oo ay mataanaha yihiin Minneapolis ayaa waxaa ka qalin jabiyey Gabdho soomaaliyeed kuwasoo si toosa ugu biiray Booliska St. Paul Police Departmen. Khadra Maxamed waxay...
View ArticleTacsi Marxuumad Xalwo Geesdiir oo 27.2.2014 ku geeriyootey Bacaadweyn G. Mudug
Alla ha u naxariistee waxaa Bacaadweyn ku geeriyootey 27.02.2014 Marxuumad Xalwo Geesdiir , Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii Marxuumadu ka tagtey, Ehelka iyo Guud ahaan Qaraabada. Waxaan marxuumada...
View ArticleMadaxeyne Gaas oo Qado sharaf loogu sameeyey Adis abba(Sawiro)
Madaxweynaha Dawlada Puntland iyo wafti uu hogaaminayo oo maal Mahan Booqosho Rasmi ah ku joogay Ethiopia ayaa maanta Qado sharaf waxaa ugu sameeyay magaalada Addis Ababa Ganacsade Abdullahi Abdulqadir...
View ArticleDhagayso Duqa Degmada Qardho oo ka warbixinaya mashaariicda ka socda Qardho
Duqa degmada Qardho Maxamed Siciid Hogaama laroor ayaa ka warbixiyey mashaariicda ka socda Deegaanada degmada Qardho ee Gobolka Karkaar. hoos ka dhagayso Duqa Qardho Faahfaahinaya Mahsaariicda;-...
View ArticleDaawo Video Arin fool xun”Gabar intii la diley ka dibna lagu aasey guri...
Gabar dhalinyar ayaa si fool xun intii loo diley waxaa ka dib lagu aasey guri dhexdiis, Falkaan foosha xun isla markaasna naxdinta badan ayaa wuxuu ka dhacey Magaalada Hargeyso maalintii Sabtida....
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli “ Isutaga Imaaraadka Carabta waxay naga...
Warsaxaafadeed Abu Dhabi, March 3, 2014—- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkaIsutaga Imaaraadka Carabta ayaakulamo kala duwan la qaatay qaar...
View ArticleStatement by the UN Special Representative for Somalia on the state-building...
Mogadishu, 3 March 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, is closely monitoring developments in Baidoa, including the outcome of today’s conference,...
View ArticleRuushka oo Ukrain ku amray iney isdhiibaan ama dagaal u diyaar garoobaan,...
Janaraalka u sareeya ciidanka bada ee Ruushka Alexander Vitko ayaa amar adag dul dhigey Dowlada Ukrain isagoo amarka kusoo koobay Gobolka Krim waan in Ciidankiinu Isdhiibaan ama Dagaal baan idinku...
View ArticleHadal-qoraal uu ka soo saaray Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayah Guud ee...
Muqdisho, 3 Maarso, 2014- Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa si hoose ula socda arrimaha ka dhacaya Baydhabo aarimahaas oo ay ku...
View ArticleUN Security Council urged to tighten arms embargo on Somalia
The UN Security Council’s relaxing of the international arms embargo on Somalia last year appears to have contributed to a rise in insecurity and human rights abuses that has resulted in hundreds of...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdiyo ka socday Safaaradda Britain iyo...
WAR-SAXAAFADEED Talaado 04 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta ku qaabilay xarunta Madaxtooyadda wafdi sare oo ka socday safaaradda Britain ee...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Jarmalka “Xaflada soo dhaweynta...
Bonn-Deutschland : Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Puntland eek u nool dalkan Jarmalka inaad ka soo qayb gashaan xafalad lagu taageerayo soo dhaweynta madaxda cusub ee Dowlad Goboleedka...
View ArticleWasiirada Haweenka iyo Qoyska ee Puntland oo booqasho ku maraysa Degmada...
Wasiiradda Haweenka iyo Arimaha Qoyska ee Puntland Drs. Aniso Cabdulqaadir xaaji Muumin iyo ku xigeenkeeda Farxiya Yuusuf Xirsi oo booqasho ku maraya deegaano ka tirsan gobolada Dalka ayaa maanta...
View ArticleJaaliyada Puntland ee New Zaeland oo ka tacsiyeynaya geerida Marxuum Khadar...
Waxaa allaha u naxariistee ku geeriyooday waddanka kenya gaar ahaan magaalada mombasa marxuum khadar abdullahi sheikh. Waxaa halkan tacsi uga diraya dadka kala ah: Sharmarke ali elmi Ahmed sicid yontoy...
View ArticleOday Xaad “Reer Baydhabo way riyoonayaan”
Mid kamid ah Odoyaasha dhaqanka Beelaha Hawiye isla markaasna ah kan ugu afka dheer ayaa si cad u dhaleeceeyey Howlaha ka socoda Baydhabo ee Maamulka loogu sameynayo deegaankaas, Maxamed Xasan Xaad oo...
View ArticleBreaking News– Madaxweyne Dr. Gaas oo Amisom ugu baaqay iney ciidan keenaan...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta Arbaco 5 Mars.2014 Waraysi siiyey Hay’ada wararka Reuters ayaa sheegey inuu ka walwalsan yahay in Kooxda xagjirka Al-shabaab ay...
View ArticleWarsaxaafadeed Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Jubaland oo go’aamo...
Kismaayo– 6 Maarso 2014— Shirkii caadiga ahaa ee maalinta khamiista ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulka ku meel gaarka ah ee Jubba ayaa waxaa ay isla falanqeeyeen arrimaha ka soo kordhay...
View Article