Siyaasiyiin caan ah oo Soomaaliyeed ayaa booqasho gaaban ku imanaya Dalka Finland 13.03.2014 halkaasoo ay kula kulmi doonaan Dowlada Finland iyo masuuliyiin ka socda Midowga Yurub.
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake oo hogaaminaya wafdiga ayaa waxaa kamid ah Xildhibaan Prof. Maxamed Cabdi Gaandi iyo Dr. Cabdirsaaq Jacac Farataag oo xubin sare ka ahaa Xukuumadii Cumar Cabdirshiid.
Kulanka ay masuuliyiintu la yeelanayaan Madaxda Finland iyo EU ka dib waxaa la qorsheynayaa iney la kulmaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland.
wixii faahfaahin kulanka jaaliyada la xiriir
Kala soo Xiriir Wixii Faahfaahin Ah:
1-Omar Jama Tel. 358466653671
2-Deek Gurhan tel.358442756156
3-Abdiftah Jama Janagale Tel. 358451308900.
Mahadsanidiin. Yasin Ali Gass