Alla janadii Fardowsa ha ka waraabiyee waxaa galabta Garowe ku geeriyoodey Marxuum Cabdalle Jaamac Jibriil ( cabdalle jinoole) oo ka mid ahaan jirey Xildhibaanadii Dowladihii kumeelgaarka Soomaaaliya.
Marxuumka oo maalmahaan xanuunsanaa ayaa maanta oo jamce ah 7 maarso 2014 wuxuu ku geeriyoodey Caasimada Puntland.
Dhamaan Qoyskiisa, Ehelka iyo Asxaabtiiba waxaa loo dirayaa tacsi.
Marxuumkana waxaan illaahay uga baryaynaa jano waarta iyo dambi dhaaf.
Aamiin .. Aaaamiiin