Madaxweyne Gaas oo maanta fulinaya balan qaad uu u sameeyey Ganacsatada...
Bishii Septembar Sanadkaan ayaa Madaxweyne Gaas wuxuu booqdey Suuqa Xero dayax ee Magaalada Gaalkacyo, halkasoo ay xiligaas ka dhisnaayeen guryo sandaqado ka sameysan oo ganacsatada yar yar sida kuwa...
View ArticleNickolas Kay oo maanta Xilka wareejinaya
Ergaygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya Danjire Nickolas Kay ayaa maanta Xilka ku wareejinaya Ergayga cusub Michael Keating. Xaflada xil wareejinta ayaa waxay ka dhacaysaa...
View ArticleTacsi– Marxuum Cabdullaahi Xuseen Calas oo maanta ku geeriyoodar Magaalada...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Caasimada labaad ee Denmark waxay ka tacsiyeynaya geeridii maanta 24.12.2015 ku timid Alla ha u naxariisree Cabdullaahi Xuseen Calas oo Ka mid ahaa Jaaliyada. Waxaa si gaara...
View ArticleTacsi : – Marxuum Cabdi Adar Axmed oo Jigjiga ku geeriyooday
Waxaa xalay magaalada madaxda ismaamuulka DDSI ee Jigjiga ku geeriyooday Siyaasigii ruug-caadaga ahaa Marxuum Cabdi Adar Axmed. Alle ha unaxariistee Cabdi Adar Axmed ayaa ahaa Siyaasi Ruug-cadaa ah...
View ArticleGobolka Bakool oo yeeshey Maamul Goboleed iyo Madaxweyne la doortay
Wadaxaajood iyo kulan maalmahaan ka socdey Degmada Ceelbarde ayaa lagu doortay Madaxweyne. Maamulka cusub ee Gobolka Bakool ayaa yimid ka dib markii Dadka Deegaanku ay shirar ay isugu yimaadeen ku...
View ArticleSawirka maanta “Madaxweyne Gaas iyo Dr. Faroole oo wada dhagax dhigay...
Maanta oo sabti ah 26 Dec. 2015 waxaa Caasimada Puntland laga dhagax dhigay Garoonka Caalamiga ah ee Diyaaradaha Garowe, kasoo noqon doona Garoonkii labaad ee Puntland yeelato oo caalami ah,...
View ArticleDr Maxammud (nuurodiin) Calbato iyo Marwadiisa Salma Dr Cabdullahi Sh Ali...
Tahniyad Aroos Halkaan Waxaa Tahniyad aroos oo farxad iyo bogaadin leh ka dira Dhamaan Familiga reer Calbato Adan Mataan waxay u dirayaa Dr Maxammud (nuurodiin) Calbato iyo Marwadiisa Salma Dr...
View ArticleDegmada Qoryooley oo u muuqata iney gashay gacanta Al-shabaab
Maqribadii caawa ayaa dagaal wuxuu ka bilowday Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii weerar gaadmo ah ay kusoo qaadeen Maleeshiyaadka Al-shabaab. Ciidamo aan saas u badneyn oo kuwa...
View ArticleFaahfaahin- Al-shabaab oo isaga baxay Degmada Qoryoolay
Degmada Qoryooley ayaa Xalay fiidkii ilaa saaka aroortii waxaa gacanta ku hayay Maleeshiyaadka Al-shabaab kadib markii ay si gaadmo ah kusoo galeen xalay fiidkii. Ciidan Beeleedyo ka tirsan kuwa...
View ArticleTacsi–Marxuumad Xaadsan Jaamac Aaden oo Buurtinle ku geeriyootay
Jaaliyada Puntland ee Finland waxay ka tacsiyeynayaan geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Marxuumad Xaadsan Jamac Aaden oo 27.12.2015 ku geeriyootay Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal. Jaaliyadu...
View Article34 Qof oo ku dhintey Dabeylo iyo Daadad ku dhuftey Maraykanka
State-ka Missouri ee Dalka Maraykanka waxaa lagusoo rogay xaalad Degdeg ah kadib markii ay Gobolka ku dhufteen Duufaan sabababte fatahahaad biyood oo xoogan. Roobab xoogan iyo Dabeylo duufaan ah ayaa...
View ArticleMadaxweyne Axmed Madoobe oo Golaha Wasiirada Jubbaland soo bandhigi doona...
Sida ay Puntlandi Wararka ku heleen Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam wuxuy qorsheynayaa inuu Xukuumadiisa oo dhameys tiran uu soo bandhigayo bartamaha Bisha Feebaraayo 2016 ka....
View ArticleWar Deg Deg ah— Madaxweynaha Bakool Sare oo Safar ku tagi doona Kenya iyo...
Warar ay Puntlandi heleen ayaa waxay sheegayasn in Madaxweynaha Maamulka Bakool Sare Axmed Maxamed Mashruuc iyo Wafdi Xildhibaano ka tirsan Federaalka oo uu hogaaminayo ay Safar ku mari doonaan...
View ArticleBeenin Bayaan loogu been Abuurtay Bulshada Puntland ee Gobolka Mudug ee...
KU- OG MADAXTOOYADA PUNTLAND KU- OG GUDOOMIYAHA BAARLAMAAMKA PUNTLAND KU-OG GUDOOMIYAHA GOBALKA MUDUG. KU-OG ISIMADA IYO WAX GARADKA GOBALKA MUDUG Waxaan cadeyneynaa anagoo ah madaxda iyo duqeyda iyo...
View ArticleBruxelles oo la qabtay 6 Qof oo maleegayay weerar, Paris, London iyo...
Caasimada Dalka Biljamka ee Bruxelkes ayaa maanta waxaa la kashifey weerar loo maleegayay in la qaado caawo oo loo dabaaldagayo Sanadka cusub. 6 Qof oo la sheegay inay maleegayeen weerar la fulin lahaa...
View ArticleDhagayso Khudbada Sanadka cusub ee Madaxweyne Gaas uu kula hadlay shacabka...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa uga habmalyeeyey Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan Dadweynaha Reer Puntland dhalashada Sannadka Cusub ee...
View ArticleTacsi –Marxuum Jamac Maxamud Maxamed (Odey Jamac) oo 31.12.2015 ku...
Waxaa caawa 31.12.2015 Magaalada Odensa ee Dalka Denmark ku geeriyooday Marxuum Jaamac Maxamud Maxamed, Geerida Marxuumka waxaa lagu wargalinyaa dhamaan Ehelka iyo Asxaabtiisa. Marxuumku wuxuu kamid...
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Raysal wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo Puntland...
Sida Puntlandi xogta ku helay Waxaa Magaalada Garowe kusoo wajahan maalinta Axada 3 janaayo,2016 Wafdi balaaran oo isugu jira Siyaasiyiin iyo Odoyaal dhaqameedyo ka imaya Muqdisho. Raysal wasaarihii...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo ka tacsiyeeyey geeridii Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas...
Innaa lillaahi wa innaa illeyhi raajicuun Muqdisho, January 3, 2016—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca...
View ArticleRa’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya iyo Siyaasiyiin Garowe Gaaray
Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo Cabdiweli Sheekh Axmed Maxmed iyo Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Salaad Cali Jeele,ayaa gaaray magaalada Garowe...
View Article