Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Beenin Bayaan loogu been Abuurtay Bulshada Puntland ee Gobolka Mudug ee Waqooyiga Amerika


KU- OG MADAXTOOYADA PUNTLAND
KU- OG GUDOOMIYAHA BAARLAMAAMKA PUNTLAND

KU-OG GUDOOMIYAHA GOBALKA MUDUG.
KU-OG ISIMADA IYO WAX GARADKA GOBALKA MUDUG

Waxaan cadeyneynaa  anagoo ah madaxda iyo duqeyda iyo wax garadka ka soo jeeda jaaliyada north America ee gobalka mudug gaar ahaan Minnesota  in aan aad ula yaabney wax lagu sheegay bayaan ka soo baxay jaaliyada minnesota ee ka soo jeeda gobalka mudug waliba lagu xusay magac beeleed.

Waxaa jaaliyadu aad isaga fogeyneynaa been abuurka  noocaas ah uuna yahay wax ku kooban webseydyada qoray warkaas oo waliba caan ku ah in ay yihiin kuwo aan ku faraxsaneyn horumarka ka socda puntland oo ah mid muuqda iyo Shaqsi gaara, waana wax ay abuureen iyagoo mar walba ka shaqeeya wax yaabo kala fogeynaya shacabka ama ka hor keenaya dowlada puntland.

Hadaan nahay jaaliyada reer puntland gaar ahaan jaaliyada ka soo jeeda gobalka mudug waxaan taageero buuxda u heynaa Dowlada puntland doorka siyaasadeed ee ay kaga jirto sidii ummada somaliyed la isugu keeni lahaa loona heli lahaa Dowlad soo celisa sumcadii iyo karaamadii ay la hayd iyo howlaha baaxada leh ay ka wadaan guud ahaan puntland gaar ahaan gobalka mudug oo runtii jaaliyadu aad u soo dhaweysey.

Wax qabadka dowlada uu madaxda u yahay prof abdiwali gaas hadaba jaaliyadaan reer minnesota ee gobalka mudug waxay iska bari yeeshay wararka aan salka la heyn ee lagu maxaaf saday bulshada  aad baana u cabaareyneynaa anagoo ah         gudiga jaaliyada puntland gaar ahaan gobalka mudug ahna kuwa lagu been abuurtay.

1 – CUBEYD ADAN SEED.

2-muse xasan galac ( war majaanle )

3- abdullahi ali bare ( bootaan)

4 – ahmed abdullahi cawl.
5-ahmed jamac yaaquub

6– abdinur isburash.

7- adeer orfano

8–mohamud Diiriye faraweyne.

9– mahad jabriil ciise
10- mahad warsame geeraare (mahad indhadeero )
11–drs luul xasan Xuseen (laari)

Waxaa nasoo gaarsiiyey

Xariiriyaha guud ee jaaliyada Minnesota

Osman Ahmed Sheikh( isaxaaq )


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles