Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Golaha Wasiirada Jubbaland soo bandhigi doona Febaraayo

$
0
0

Axmed MadoobeSida ay Puntlandi Wararka ku heleen Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam wuxuy qorsheynayaa inuu Xukuumadiisa oo dhameys tiran uu soo bandhigayo bartamaha Bisha Feebaraayo 2016 ka.

Wararka ay Puntlandi ka helayaan illo aad ugu dhow Madaxweynaha ayaa noo xaqiijiyey in qorshaha Madaxweynuhu uu kusoo magacaabayo Xuluumadiisa uu yahay bisha Febaraayo.

Baarlamaanka Jubbaland ayaa dhankooda la filayaa iney aqlabiyad ku ansixin doonan codsiga Madaxweynaha ee ah in wakhti loo siiyo inuu kasoo fakaro dhismaha Xukuumada.

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles