Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News—Madaxweyne Axmed Madoobe oo ku wajahan Cadaado

Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Ilaam uu ku wajahan yahay Magaalada Cadaado oo xarun ah mid ka mid ah Maamulada ka jira...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baasaboor la’aan la isaga goosho Yurub dhexdeeda waa u dhamaatey, Xasuuso...

Kadib markii ay 1 janaayo 2016 ay Dowlada Sweden alaabada isugu laabtay xuduudooda ayaa waxaa soo batay wadamada iyana xirtay xuduudooda. Sanadkaan cusub 2016 ka hor Yurubta Galbeed marka laga reebo UK...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg— Madaxweyne Axmed Madoobe oo Cabdikariin X Guuleed u kexeynaya...

Warar hoose oo Puntlandi ay ka heleen illo dublamaasiyadeed ayaa sheegaya in Madaxweyne Axmed Madoobe uu safarkiisa Cadaado ku salaysan yahay inuu Cabdikariin Xuseen Guuleed uu u kexeeyo Bosaso....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS–Shirkii Kismaayo oo hal Asbuuc dib u dhacay

Warar aan hada ka helnay illo lagu kalsoon yahay ayaa noo xaqiijiyey in shirkii Madasha Siyaasada Soomaaliya ee ka furmi lahaa Kismaayo 10 janaayo uu dib u dhacay mido todobaad ah. Kulan kasocdey Villa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo Puntland ku wajahan

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka mid ah Masuuliyiinta lagu casumay Xaflada Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa lasugayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarada weyn ee Jubba airways oo noqonaysa Diyaaradii ugu horaysay ee kaso...

Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Bossaso BSA ayaa maalinta Jimcada Xariga laga Jarayaa, Waxaana halkaas ka dhacaysa Xaflad balaaran oo xariga looga jarayo Garoonkii u horeeyey oo caalami ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Madaxweyne Gaas ” 3 sano gudohood Puntland 3 Garoon oo Caalami ah bay...

Allow Puntland iyo Mauuliyiinteeda Xafid, Balanqaadkii ugu weynaa ee Madaxweyne Gaas uu u qaadey shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland waxaad mireheeda cunaysaan Jamcada.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah+Sawiro– Diyaaradii labaad oo sida labada dal ee ka dambeeyey...

Safiirada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambasador Fabrizio Marcelli iyo Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wei Hongtian oo ah labada Dal ee hirgaliyey Garoonka ayaa iminka kasoo degay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiradii ugu dambeeyey iyo Bosaso

Wafdigii Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa goor dhow la sugayaa iney soo gaaraan Bosaso.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Qalabkii lagu casriyeyn lahaa Dekada Bossaso oo dhowaam imanaya

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo maanta ka khudbad dheer ka jeediyey Munaasabadii lagu furayay Garoonka Diyaaradaha Bosaso ayaa shacabka Puntland ugu bishaareeyey in dhowaan ay Puntland iyana yeelan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah–Xaflad hor leh oo goor dhow si toosa uga bilaabaneysa Bosaso

8 Janaayo 2014 oo ahayd markii uu Madaxweyne Gaas uu hogaanka u qabtay Puntland waxaa hada kasoo wareegtey 2 sano, Caawa ayaa loogu dabaal dagayaa Xaflad balaaran oo aad toos uga daawan doontaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro hordhaca Xaflada caawa ka socota Bosaso ee Xukuumada Md. Gaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharciyo cusub oo lagusoo kordhinayo Kubada Cagta

Miiska FIFA waxaa saaran dhowr sharci oo cusub kuwasoo lagusoo kordhinayo Ciyaarta Kubada Cagta, Sharciyadaan hadii ay FIFA meel mariyaan waxay hirgalayaan laga bilaabo bisha Maarso ee sanadkaan. Inta...

View Article


Madaxweyne Xasan oo Muqdisho u duuley

Madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh iyo Wafdigiisii ayaa goor dhoweyd ka duuley Bosaso iyagoo kusii jeeda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa soo gabagabeeyey safarkiisii labada casho uu ku joogay...

View Article

Madaxweyne Gaas oo Kismaayo ku wajahan

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa beri u duulaya Kismaayo. Kulan ay shalay galab wada qaateen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Madaxweyne Gaas ayaa lagu go’aamiyey in Kismaayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya iyo Beesha Caalamka oo Kismaayo soo gaaray

Kismaayo waxaa maanta kusoo qulqulaya Masuuliyiin sar sare, W Asiirka Arimaha Dibada Itoobiya, Safiirka IGAD iyo Beesha Caalamka ayaa maanta soo gaaray. Masuuliyiinta Puntland oo Madaxweyne Gaas hor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Itoobiya oo balan qaaday iney Jubbaland ka caawinayso Amaanka iyo horumarka...

Puntlandi oo soo xiganaya Illo dublamaasiyadeed ayaa ogaadey in Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr.Tedros Adhanom Ghebreyesus uu sheegay in Itoobiya ay dhowaan soo dhameystiri doonto Ciidankii ay...

View Article


Shirka Kismaayo– Kulamo horu dhac ah oo wadatashi ah oo Itoobiya iyo IGAD ay...

Waxaa Kismaayo ka socda kulamo goos goos ah oo loogu gogol xaarayo shirka Wadatashiga aayaha Soomaaliya ee ka furmi doona Kismaayo. Waxaa iminka Kismaayo ku sugan dhamaan Masuuliyiinta Soomaaliya marka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Wadatashiga Aayaha Soomaaliya oo Talaadada furmaya

Wararka ugu dambeeyey ee Kismaayo waa in Shirkii Wadatashiga aayaha Soomaaliya uu talaadada ka furmi doono Kismaayo. Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu Kismaayo imaanayaa Talaadada markaasna waxaa horey ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo oo qabanqaabadii u dambeysay ka socoto

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbaland waxaa ka socda Qabanqaabo xooga oo loogu jiro shirka Aayaha Soomaaliya oo maanta halkaas ka furmi doona. Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo wali Kismaayo jooga...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live