Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo maanta fulinaya balan qaad uu u sameeyey Ganacsatada yayryar ee Gaalkacyo (Sawiro)

$
0
0

Bishii Septembar Sanadkaan ayaa Madaxweyne Gaas wuxuu booqdey Suuqa Xero dayax ee Magaalada Gaalkacyo, halkasoo ay xiligaas ka dhisnaayeen guryo sandaqado ka sameysan oo ganacsatada yar yar sida kuwa Qudaarta ay ku ganacsanayeen.

Madaxweynaha oo meel fagaare ah kula hadlay Bulshada ayaa shacabka wuxuu u balan qaadey in uu Xero Dayax Casroyeynayo uuna shacabka uga dhisayo Suuq casri ah oo qalabeysan.

Hadaba maalmaha soo socda ayaa Madaxweynuhu wuxuu mar labaad booqan doona Suuqa isagoo wada Mashruucuu shacabka reer Xero Dayax uu u balan qaadey Sadex bilood ka hor, waxaana la dhagax dhigayaa Suuq weyn oo laga hir galinayo Xero Dayax, Boqolaal kun oo Dollar ayaa ku baxaysa Mashuura oo aan ahayn oo qura Suuq ganacsi balse waxaa weheliya Xarumo Dowladeed.

Hoos ka daawo Sawirada booqashadii bishii Septembar sanadkaan uu Madaxweynuhu ku booqdey Suuqyada Gaalkacyo

IMG_6167 IMG_6171 IMG_6174 IMG_6177 IMG_6194 IMG_6198 IMG_6208 IMG_6216 IMG_6220 IMG_6225 IMG_6228 IMG_6278 IMG_6287 IMG_6293 IMG_6310 IMG_6313 IMG_6316 IMG_6319 IMG_6320 IMG_6323 IMG_6328 IMG_6354 IMG_6380 IMG_6390 IMG_6395 IMG_6399 IMG_6408 IMG_6426 IMG_6442 IMG_6452 IMG_6481 IMG_6495 IMG_6520 IMG_6545 IMG_6550 IMG_6567 IMG_6577 IMG_6579 IMG_6584 IMG_6590 IMG_6593 IMG_6610 IMG_6612 IMG_6614

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles