Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya iyo Siyaasiyiin Garowe Gaaray

$
0
0

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo Cabdiweli Sheekh Axmed Maxmed iyo Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Salaad Cali Jeele,ayaa gaaray magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

Safarkooda ayaa salka ku haya laba ujeedo oo kala ah;-Ka qayb galka Munaaasabada Daahfurka Garoonka Boosaaso iyo Arrimo Siyaasadeed sida ay sheegen.

Inta ay ku sugan yihiin Puntland ayaa waxaa ay kulamo la qaadan doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland oo ay dhagaysan doonaan dareenkooda ku saabsan Geedi socodka Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Safarka Siyaasiyiinta ayaa kuso beegmaya xilli la filayo in 10-ka bisha ay Madaxda Soomaalidu isugu tagaan magaalada Kismaayo si ay uga wada hadlaan nooca doorasho ee dalka ku haboon sanadkan inay ka dhacdo.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles