Wadaxaajood iyo kulan maalmahaan ka socdey Degmada Ceelbarde ayaa lagu doortay Madaxweyne.
Maamulka cusub ee Gobolka Bakool ayaa yimid ka dib markii Dadka Deegaanku ay shirar ay isugu yimaadeen ku sheegeen inuusan matalin Maamulka Koonfur Galbeed.
Maamulka cusub waxaa Madaxweyne loo doortay Axmad Sheekh Maxamed (Axmad Mashruuc) ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee maamulkaas, halka madaxwayne ku xigeenna loo doortay Cabdullaahi Sahal Xuseen(Cabdullaahi Nirig).
Puntlandi.com
Kismaayo