Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wafdi uu hogaaminayo Raysal wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo Puntland kusoo wajahan

$
0
0

geediSida Puntlandi xogta ku helay Waxaa Magaalada Garowe kusoo wajahan maalinta Axada 3 janaayo,2016 Wafdi balaaran oo isugu jira Siyaasiyiin iyo Odoyaal dhaqameedyo ka imaya Muqdisho.
Raysal wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi iyo wafdigiisu waxay Madaxtooyada Puntland kula kulmi doonaan Madaxweyne Gaas ,noomana suura galin inaan helno ajandaha laga wadahadlayo.

Sida Puntlandi xogta ku helay Wafdiga Waxaa hogaaminaya Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, booqashada Wafdiga ayaa la xiriirta martiqaad uu Madaxweyne Gaas u sameeyey Wafdiga.

Faahfaahinta warkaan kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com
Bosaso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles