Jaaliyada Soomaaliyeed ee Caasimada labaad ee Denmark waxay ka tacsiyeynaya geeridii maanta 24.12.2015 ku timid Alla ha u naxariisree Cabdullaahi Xuseen Calas oo Ka mid ahaa Jaaliyada.
Waxaa si gaara loogu tacsiyeynayaa Xaaskii iyo Caruurtii uu marxuumku ka tagay.
Waxaan illaahay uga baryeynaa marxuumka Janno waarta iyo dambi dhaaf.
Aaaamiin Aaamiin