Warar ay Puntlandi heleen ayaa waxay sheegayasn in Madaxweynaha Maamulka Bakool Sare Axmed Maxamed Mashruuc iyo Wafdi Xildhibaano ka tirsan Federaalka oo uu hogaaminayo ay Safar ku mari doonaan Nairobi iyo Adis Ababa.
Safarka Masuuliyiinta ayaa wuxuu ku salaysnaan doonaa sidii ay labadaan Dal ugalasoo hadli lahaayeen xiriir cusub oo dhexmari doona.
Wafdigu waxay kaloo usoo gudbi doonaan Jigjiga.
Maamulkaan cusub ayaa wuxuu daris la leeyahay Kenya iyi Itoobiya.
Puntlandi.com
Kismaayo