Daawo Sawirada Wasiirka Cadaalada ee Puntland oo la kulmay Jaaliyada Denmark
Wasiirka Cadaalada Puntland Mudane Saalax xabiib jaamac oo maalmahaan howlo shaqo ku joogay Magaalada Copenhegan ee Caasimada Denmark ayaa caawa oo axad ah 29.11.2015 wuxuu kulan la qaatay Jaaliyada...
View ArticleWar Deg Deg ah : – Nabadeynta Gaalkacyo oo Siyaasad isu badashay ka dib...
Todobaadkii hore markii ay Xurgufta Gaalkacyo ka bilaabatay waxaa sidii caadada u ahayd Reer Gaalkacyo durba kabaha boobey Odoyaasha Labada dhinac oo kulamo deg deg ah wada bilaabay, waxayna ku...
View ArticleDad rayid ah oo Maleeshiyada Koonfurtu afduub u heysteen oo lasii daayey
Dad Rayid ah oo laba meelood oo kala duwan ay ka afduubteen Maleeshiyo kasoo jeeda Koonfurta Mudug maaalmihii lasoo dhaafay ayaa maanta Xoriyadooda dib u helay Magaalada Gaalkacyo. Dadkaan ayaa afar ka...
View ArticleBreaking News– Heshiis rasmi ah oo laguwada gaaray Gaalkacyo iyo Puntland oo...
Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid, Xildhibaano ka socda Federaalka, Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa dadaal dheer u galay nabadeynta Gaalkacyo. Raysal wasaaraha ayaa...
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxweyne Gaas oo diidey inuu la kulmo Cabdikariin Xuseen...
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ku adkeystay in dhankooda ay diyaar u yihiin Xalinta dhibkii Gaalkacyo ka dhacay, Xalka rasmiga ahna ay wada gaari karaan Odoyaasha Magaalada oo qura. Sida ay...
View ArticleTacsi.. Marxuum Cabdulqaadir Jaamac Ciise Weyrax oo 29.11.2015 ku geeriyoodey...
Inaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun! Jaaliyadda iyo Shacabka reer Puntland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan hooyada marxuumka, hooyo Khadiijo Faarax Imaaciil iyo xaaska marxuumka Caasha Cali...
View ArticleMadax ka socota Beesha Caalamka oo gaaray Gaalkacyo.
Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone D’urso ,Ergayga IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey,Madax ka socota Midowga Yurub,Midowga Afrika iyo Mas’uuliyiin kale ayaa...
View ArticleBreaking News.. Duleedka Koonfureed ee Xaafada Garsoor oo ay ku soo durkeen...
Xilli waan waan nabadeed socoto ayaa Ciidanka Koonfurta Mudug waxay bilaabeen iney isku dayaan iney kusoo dhawaadaan Gaalkacyo oo ay dhaqdhaqaaq ciidan sameeyaan ,waxaase is hortaagay Ciidanka...
View ArticleAkhriso heshiiska ka kooban Afarta Qodob ee Gaalkacyo lagu saxiixey
Heshiis loogu magacdaray Heshiiska Galkacyo ayaa la wada saxiixay. Waxaa uu heshiisku ka koobanyahay 4 qodob oo kala ah : 1 – Baaq nabadeed oo Waara iyo xabad joojin. 2 – Ciidamada oo la kala qaado,...
View ArticleBreaking News– Dagaal culus oo Gaalkacyo ka bilowday
Madaafiic iyo Qoryaha waaweyn ayaa labada dhinac isku garaacayaan. Dagaalka ayaa bilowdey kadib markii maanta la bilaabay in Ciidanka lakala qaado. Gudiyadii la sameryey oo maanta bilaabey howshooda...
View ArticleBREAKIN NEWS— Galkacyo cease fire brokken, Galmudug Militant fired grenades...
A ceasefire in Galkacyo has been broken after just one day, Galmudug Militant fired heavy machine guns on residents of Galkacyo to day (03.12.2015) ,Heavy fighting has now broken out between two sides...
View ArticleMaamulka Cadaado ee Galmudug oo si bareer ah u jabiyey heshiiskii xabad...
Galmudug ayaa si bareer ah u jabisay heshiiskii afarta qodob ahaa ee shalay labada dhinac kala saxiixdeen ka dib markii ay maata barqadii dagaal bareer ah soo qaadeen ayna madaafiic kusoo garaaceen...
View ArticleDaawo Madaxweynihii Burkino Faso oo naftu ka baxdey isagoo Shir jaraa’id ka...
Arbacadii ayaa Magaalada Paris waxaa ku nafwaayay Madaxweynihii Dalka Burkino Faso, Madaxweynaha ayaa nafta waayay oo afaf u dhacay isagoo Shir Jaraa’id qabanaya. Hoos ka daawo
View ArticleYaa iska leh Eeda Dagaalka Gaalkacyo,Ma Puntland,Ma Galmudug,Ma Dawladda...
Hadaad rabto cidda runtii Masiibadaan miraheed beertay, aan dib u jaleecno siday usoo bilaabatay. Sanadkii 2012, Markii Hassan Shiikh loo doortay Madaxwaynaha, waxaa wasiirka Arrimaha Gudduha iyo...
View ArticleGanacsade Reer Gaalkacyo ah oo lagu diley Magaalada
Kooxo hubaysan ayaa rasaas ooda uga qaadey Gaari ay Saaraayeen Ganacsade iyo Xildhibaanka, Waxaana isla goobtii ku geeriyoodey Ganacsadaha , Xildhibaankuna waa dhawac. Labada Masuul ayaa xiligaa la...
View ArticleBreaking News–Ciidanka Xaafada Baraxlay oo gacanta kusoo dhigey Ninkii...
Kadib markii Maanta Gaalkacyo lagu diley Ganacsade Daahir Aqwaan laguna Dhawacay Xildhibaan ka tirsan Maamulka Cadaado oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen Tahaliil ayaa Masuuliyiintii labada dhinac ee...
View ArticleWar Deg Deg ah–Madaxweyne Gaas oo saaka booqdey Xaafada Baraxlay
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayas saaka wuxuu soo booqdey Xaafada Baraxlay. Madaxweynaha oo ay weheliyaan Raysal wasaaraha iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa wadada aada...
View ArticleAkhriso Wararkii ugu Dambeeyay ee magaalada Gaalkacyo.
Maanta oo Sabti ah Qado uu Madaxweyne Gaas ku caasumay Mas’uuliyiinta maalmahaan Martida u ah ee Nabadeynta waday,ayaa iminka waxay ka bilaabatay Hoy’ga Dhalinyarada Sportiga ee Marwo Xaawo Aaden....
View ArticleAxmed Madoobe iyo Cabdikariin Xuseen oo Muqdisho u duulay
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Maamulka Cadaado ee Galmudug Cabdikariim Xiseen Guuleed ayaa goor dhawayd waxay ka duuleen Garoonka Diyaaradaha Abdulkaahi Yusuf...
View ArticleGaas iyo Sharmaake oo iyana goordhow u duulaya Muqdisho
Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa goordhow waxay u duulayaan Muqdisho. Madaxweynaha...
View Article