Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Gaas iyo Sharmaake oo iyana goordhow u duulaya Muqdisho

$
0
0

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa goordhow waxay u duulayaan Muqdisho.

Madaxweynaha Puntland ayaa Muqdisho wuxuu uga qayb galayaa shirka Hiigsiga 2016.

Puntlandi Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles