Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Maamulka Cadaado ee Galmudug Cabdikariim Xiseen Guuleed ayaa goor dhawayd waxay ka duuleen Garoonka Diyaaradaha Abdulkaahi Yusuf Gaalkacyo Airport oyagoo kusii jeda Muqdisho.
Madaxweynaha Jubbaland oo uu weheliyo ku xigeenkiisa Mudane Cabdullaahi Farataag ayaa Muqdisho ugasii gudbi doona Kismaayo iyadoo maalmo ka dibna uu Madaxweyne Axmed Madoobe dib ugu soo laaban doono Muqdisho si uu uga qayb galo Shirka Hiigsoga 2016 ka oo dhowaan ka dhici doona Muqdisho.
Puntlandi
Gaalkacyo