Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dad rayid ah oo Maleeshiyada Koonfurtu afduub u heysteen oo lasii daayey

$
0
0

Dad Rayid ah oo laba meelood oo kala duwan ay ka afduubteen Maleeshiyo kasoo jeeda Koonfurta Mudug maaalmihii lasoo dhaafay ayaa maanta Xoriyadooda dib u helay Magaalada Gaalkacyo.

Dadkaan ayaa afar ka mid ah waxaa maalin ka hor Dagaalkii Gaalkacyo afduubtay Maleeshiyada Koonfurta.

Afarta dhalinyarada ah iyagoo gaari wata ayaa laga afduubey duleedka Xaafada Baraxlay, mid ka mid ah dhalinyarada wuxuu ka yimid Qurbaha.

Dadka kale waxaa laga afduubey iyagoo ka yimid baadiyaha.
Waraysiyo iyo faahfaahin goor dhow naga filo.

Puntlandi.comm
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles