Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News– Dagaal culus oo Gaalkacyo ka bilowday

$
0
0

breaking-nes-150x63 (1)Madaafiic iyo Qoryaha waaweyn ayaa labada dhinac isku garaacayaan.

Dagaalka ayaa bilowdey kadib markii maanta la bilaabay in Ciidanka lakala qaado.

Gudiyadii la sameryey oo maanta bilaabey howshooda ayaa markii hore waxsy rareen Ciidankii Puntland, Gudigu markay damceen iney u dhaqaaqaan dhinaca kale ayaa hoobiyayaal laga horkeeney tasoo keentey in Ciidankii Puntland ay meeshooda kusoo laabtaan.

Hada waxaa Dhinaca Koonfureed ee Magaalada laga maqlayaa hugunka rasaasta.

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shalay heshiiska saxiixey ayaa hada u muuqda inuu jabiyey Heshiiskii maadaama Gudiyadii oo jooga ayba Dagaal bilaabeen.

puntlandi kala soco wararka rasmiga ah.

Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles