Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone D’urso ,Ergayga IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey,Madax ka socota Midowga Yurub,Midowga Afrika iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Madaxda Puntland ayaa Wafdiga ka socda Beesha caalamka kuso dhoweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Wufuuda ayaa markii ay yimaaden shir la galay Madaxda Puntland,Jubbland iyo Dawlada Federaalka,kuwaas oo looga hadlay xaalada Gaalkacyo.
Faahfaahinta dib ayaan idiin kaso gudbinaynaa.
www.Puntlandi.com.